Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in hadda dalkiisu u baahnayn Yurub oo run ahaantii uu sheegay in ay waqtiga ka lumiyeen. Mar waxa laga waydiiyay Qadar ayuu sheegay in aanu jeclayn in uu arko Muslim dilaya Muslim kale.
Hadalkan dambe ayaa u muuqda munaafaqnimo maadaama Turkigu si toosa u caawiyo ururkiisa akhwaan Muslimiin ee xasuuqa iyo burburka ka gaystey Siiriya oo dal Muslima ah.
Wuxuu yiri ”Kuma jirno muranka u dhexeeya Qadar iyo Sucuudiga inkastoo Sucuudigu rabo in uu la baxo askartiisa joogta Qadar jawaabna uga dhigey in uu keeno askar kale.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay