19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Puntland oo sii daysay kaluumaysato muddo jeel ku jirey iyo dalka ay u dhasheen: SAWIRO

Puntland ayaa sii daysay Kaluumaysato ajaanib. Kaluumaytsatada ayaa ku xirnaa Puntland kadib markii ay ku xadgudbeen xeebaha Somaliya.

Kaluumeysatada lasiidaayey oo u dhashay dalka Iiraan ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 17 kuwaas oo mudo 8 bilood ah xirnaa kadib markii Puntland ay xukun isugu jira lacag iyo Xabsi ku ridday.ah



Xeebaha Somaliya ayaa waxa xaalufiya wadamada jaarka iyo kuwa fogba. Burburka dalka ayaa keenay in dalku iska furan yahay wixii la rabana lagu sameeyo



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS