21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Codsi markale laga direy dhamaystirka jidka Boorama ilaa Saylac

Qaar ka mida waxgaradka gobolka Awdal ayaa baaq ka direy dhamaystirka wadada muhiimka ah ee Boorama ilaa Saylac oo ilaa hadda aan loogu gurman sidii loogu talogalay inkastoo isku dayo la sameeyay laakiin loo hagar bixi waayay. Wadada Boorama-Saylac ayaa ah xoriyada reer Awdal raadinaayeen..





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS