Horjooge Muuse Biixi ayaa saakadi hore ku soo kalahaya Boorama halkaas oo uu sidey kiishash lacaga oo loogu talogalay inuu u dejiyo xiisada saamiga oo marhore uu furka ku tuurey laakiin ay soo cusboonaysiiyeen wasiiro hore uga tirsanaa xisbigiisa ay na ku jiraan kuwo wax ku lahaa daminta kacdoonkii Suldaan Wabar iyo weliba qorida mahnajka loo dhigo caruuurta reer AWdal ee ay ku jirto taariikhda SNM.
Taas ka sokow waxa reer Awdal u qaadeen heesta ragii ma adigaa ka hadhay isaga iyo Saylici oo sidii horjooge Muuse Biixi bartey inuu dhalinta reer Awdal u diido xoriyatul qowlka.
https://youtu.be/D9gfd6PWw1Y
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay