20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir reer Awdala oo dadkiisa Muuse Biixi jeelka ku gurey oo ka hadli kari waayay

Maxamuud Saajin wuxuu ku magacaaban yahay wasiirka ganacsiga ee maamulka halka qabiil ee Muuse Biixi. Dhawaan ayay ahayd markii loo dawladeeyay ee lacagtii magta ee uu bixiyay abaal looga dhigey in caaqiladiisa jeelka lagu guro.



Hadda wuxuu ka hadli kari waayay caaqiladiisa xiran, wuxuuna ku hanjabi kari waayay in mashruuca biyaha la taaban karin xilli badhasaabka diinta caayay ee jufadiisu hore u dileen saraakiil Samaroona uu ku hanjabay inuu joojinayo.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS