24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jabuuti oo joojinaysa duulimaadyada wadamada qaar

Dawlada Jabuuti ayaa ku dhawaaqdey inay joojinayso duulimaadyada wadamada qaar. Jabuuti Ayaan laga helin cudurka hargabka Shiinaha oo baqdin weyn ku abuurey wadamada Gaalada inkastoo hadda kuwa Muslimka ku daydeen.



Sucuudiga oo isaga laga helay cudurka hargabka Shiinaha ayaa Jabuuti oo saafiya ku darsaday liisto uu mamnuucay. War kasoo baxay Hay’adda Duulista Hawada ee Dowladda Jabuuti ayaa lagu shaaciyey in laga bilaabo 18 Bishaan ay joojinayana Diyaaradaha Caalamka uga imaanaya.



Ma sheegin diyaaradaha liistada uGu jira waxase jira dawlado gaalo ah oo saldhigyo ku leh Jabuuti oo cudurka u keeni kara reer Jabuuti.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS