Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Aduunka oo walaac ka qaba talaabada Ruushku ka qaadi doono akhwaanka Erdogan oo reer galbeedku hore u naceen haddana hog galiyeen

Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa walaac ka muujiyay soo ridida diyaarada Ruushka ee akhwaanka Erdogan soo ridey. Maraykanka ayaa hore u amrey Turkiga in uu weeraro diyaaradaha Ruushka ee garaacaya argagixisada Daacish ee Turkigu taageero. Waa diidey maalmihii hore maantase wuxuu ku dhiiraday in uu samaysto cadow cusub iyadoo reer galbeedka uu isku halaynayo ay hore u naceen.

Ragga reer galbeedka ee ka faalooda arimaha noocana ayaa qaba in ay tahay fursadii lagu edbin lahaa Erdogan oo kaliya lahaa saaxiibka Ruushka ama reer Bariga hadase jooga cidla cad.

Hadalka Maraykanka ayaa muujinaya in Erdogan cidla joogo oo saaxiibka kaliya ee u soo haray uu yahay isla argagixisada aduunku la dagaalamayo. Ruushka ayaa filayay in uu xiriir la leeyahay Turkiga hadase wuxuu ogaaday in uu yahay laba wajiile.

Turkigu muxuu ka rabaa Siiriya oo ah dal xora oo xiriir fiican la lahaa Turkiga sadex sano kahor…jawaabta saxda ah ayaa ah in akhwaanka Erdogan qaatay sheekada Sucuudiga ee dhicisowday ee ah Muslim ku dirka ee Sunni iyo Shiico.

Obama ayaa yiri ”waxa kaliya ee hadda noogu daran waa in ay wadahadlayaan Ruushka iyo Turkigu” . Obama ayaa qoslaya hadda waayo wuxuu ku guulaystey in uu isku diro Ruushka iyo muslimiin la duufsan karo.

Waxase la sugayaa talaabada xigta ee Ruushku qaadi doono.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...