Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Afduub aan hore loo arag oo nin ku qaaday diyaarad ay leedahay Masar oo Qubrus loo weeciyay

Wararka laga helayo dalkaasi yar Qubrus qaybta Giriiga ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay Masar maanta subaxnimadii hore loo weeciyay halkaas iyadoo uu jiro nin sheegtay in uu xiran yahay walxaha qarxa. Afduubkan ayaa hadda la sheegayaa in dadkii saarnaa diyaarada intooba badan la soo daayay.

Diyaaradan ay Masar leedahay ayaa ku socotay caasimada Qaahira iyadoo ka soo duushay magaalada xeebta ku taal ee Alagsandariya ee isla Masar,,waxase markiiba diyaarada weeciyay ninkan oo sheegtay in uu xiran yahay walxaha qarxa.

Diyaarada ayaa waxa saarnaa dad dhalasho ahaan ka soo kala jeeda 8 Maraykana, 4 Ingiriisa, 4 Hollandeesa, 2 Beljim ah, 1 Talyaani ah, iyo 30 Masaari ah.

Wararka ayaa sheegaya in rakaabka intiisa badan la sii daayay laakiin uu reebtay afar ajaaniba oo aan la sheegin wadamada ay ka soo kala jeedaan.

Arinta ugu daran ayaa noqotey in ninkani aanu ahayn argagixiso laakiin laga soo wariyay in uu fariin u dirayay xaaskiisa oo hadda la sheegay in ay ku soo socoto madaarka.

Madaxa madaarka oo la waydiiyay in arintu tahay JACAYL ayaa intuu qosley yiri ” had iyo jeer waxa ku jirta haween”. Wararkii ugu dambeyay ayaa wali sheegaya in ay jiraan rakaab la haysto.

_88980047_88980046[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...