Afrikaanka Koofur Afrika oo nolosha ku gubey Soomaali ku dhexjira goobahooda ganacsi dalkaasi. Falkaan lagu gubay Goobaha ganacsiga oo ay ku dhinteen Alle u naxariiste Cali Maxamuud Cali, Cabdullaahi Cali Caymooy ayaa waxaa uu dhacay habeenkii Isniinta oo taariikh-da ku beegneyd 31-ka bishii ina dhaaftay ee Luulyo, waxaana loo adeegsaday dhalooyin lagu shubo basiinka. ee
“Sida laga helay muuqaalka camero ku xerneyd goobta booliskuna uu inoo sheegay waxaa weerarkaan loo adeegsaday dhalooyin nafto ama baziin lagu soo shubay kadibna taraq lagu daaray oo goobta ganacsiga la dhax galiyay, lama oga cidda ka dambeysay lakiin weli waxaa socda baritaano ay ciidamada booliska wadaan” ayuu yiri Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaaliyeed ee dalka South Africa Dr Maxamed C/laahi oo warhaainta qaranka la hadlay.






C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay