Argagixis isa soo dhiibey oo ka hadley waxa iska bedelay
Waxa magaalada Xudur ee gobolka Bakool lagu soo bandhigey argagixis aan la ogeyn inta Muslimiina ee uu xasuuqay. Ninkan oo lagu magacaabo Colaad C/raxmaan Xerow ayaa sheegay inuu ka toobad keenay dhibkii uu ummada u gaystey.
“Sarkaalkan isa soo dhiibey ayay sheegeen masuuliyiinta gobolka inuu la soo xiriiray kadibna codsaday in la badbaadiyo. Waxa argagixisku sheegtay inuu ka tirsanaa dhiigmiiratada gaalaysa muslimiinta muddo lagu qiyaasay 11 sanno.
Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiirad ka tirsan kooxda xalaashatey dhiigeena ay isa soo dhiibaan inkastoo qaarkood la geeyo xarun dib u sifeyn ah, qaarkood ayaa uga faaiideysta inay dhiig kale sii daadiyaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...