Horjooge Siciid Deni oo weriye u masaafuriyay Muqdisho: SAWIRO
Dhawaan ayay ahayd markii weriye u shaqayn jirey horjoogaha Butlaan Siciid Deni jeelka loo taxaabay in muddo ah markii uu sii daayay warbixin uuna jeclaysan, oo uu siiyay warbaahin fadhigeedu yahay Muqdisho.
Weriyahan oo lagu magacaabo Cumar Soomane ayaa soo dhaweyn diiran ka helay magaalada Muqdisho ee loo masaafuriyay.
“Waxay ku tusaysaa in Butlaan Muqdisho nacayba kaga horeyso maamulka Somalilaan ayuu qabaa Cali Calasow. Welli ma aanan arag Somali dalkeeda laga masaafuriyo mana ah Butlaan markii ugu horeysay ee ay takoorto Somalida Koofurta ayuu raaciyay.
Cumar Soomane ayaa si damiina lagu sii daayay kadibna loo sheegay inuu ka baxo Butlaan sida ay sheegeen asxaab ka ag-dhaweyd shuruuda damiinka.
Sawirada hoose waa soo dhaweyntii Muqdisho loogu sameeyay
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...