Argagixisada Daacish oo diyaarad ay leedahay Urdun ku soo dhacday dhulka ay xukumaan iyo bayloodka oo la filayo in la gawraco
Raqqa 24 Dec 2014–Argagixisada sunta ah ee Daacish ayaa diyaarad ay leedahay dalka Urdun ku soo dhacday dhulka ay xukumaan iyo bayloodka oo ay qabteen waxana la filayaa in bayloodka qoorta laga jaro. Sida lagu arkay muuqaal ay soo galiyeen argagixisada Daacish oo ah ayaa lagu arkay baylood afka dhiigaya markii diyaaradii la dhacday. Lama garan karo in diyaarada cilad gashay iyo in argagixisadu soo riday.
Wadamada cirirbtiraya argagixisada khatarta ku ah dadka bani aadamka ah ayaa ka walwalsan hubka ay haystaan argagixisadu oo inta badan ah hubki laga bililiqaystay ciidamada cirka ee Siiriya xilligii Maraykanku rabay inuu duqeeyo Siiriya. Dawladaha ayaa hadda aqoonsaday khatarta ay leedahay argagixisadan iyo hubka gacanta u galay.
![IS[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2014/12/IS1.jpg)
![IS11[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2014/12/IS111.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...