Argagixisada Daacish oo laga saaray magaalada Kurdiyiinta ee Caynal-Carab(Kobayn) iyo dabaaldeg socda
Caynal-Carab–Dagaalyahaniinta Kurdiyiinta oo taageero dhinaca circa ah ka helaya Maraykanka ayaa hilfaha u qaaday argagixisada Daacish oo barakicisay kumanaan shacaba kadib markay weerar ku qaadeen magaalooyin ay degan yihiin Kurdiyiintu.
Argagixisada ayaa faraha kaga gubatay kadib markii gurmadkii oo dhan laga dilay kuna sigteen in ay gaajo ugu dhinteen.
Caynal-Carab ama Kobane ayaa ku taala xadka u dhexeeya Turkiga iyo Siiriya mase helin taageero hubeed oo xoogan oo aan ka ahayn diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka oo u diiday in ay dhaqaajiyaan hal gaadhi.
Wadooyinka Caynal-Carab ayaa lagu arkayay calanka Siiriya iyo kan Kurdiyiinta oo ka babanaya hareeraha magaalada xooga u burbursan iyadoo dhamaanba la waayay calankii madoobaa ee argagixisada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...