Baraf duufaana oo ku da,aaya Maraykanka gaar ahaan gobolka New York iyo dadka oo looga digey in ay soo baxaan
New York–Badhasaabka gobolka New York ayaa digniin u direy dadka ku nool gobolkiisa sheegayna in aan caawa saacadoodu markay tahay 11 wixii ka dambeeya ay xidhan yihiin dhamaan wadooyinka oo waxa socdaaba uu noqonaya gawaadhida gurmadka iyo kuwa barafka xaadhaya.
Badhasaabka ayaa sheegay in baraf aad u xoogleh oo isdaba jooga uu hal mar soo daadan doono taasina suuragal ahayn in dadku socdaan xaalkuna uu yahay Deg deg.
Gobolada ku dhow New York ayaa iyagana lagu soo rogey xaalad deg dega maadaama barafkan xooga lihi soo socda.
Maraykanka ayaa xilliyada qabowga ayaa caada tahay in ay yimaadaan duufaano iyo qabow lafaha ku goybnaya.

![_80534488_025602023-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80534488_025602023-11.jpg)
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS nagala soo xiriira araabimedia@gmail.com
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...