Argagixisada shabaab oo laga baqayo in ay 36 qof oo kale ku xasuuqtay goob macdanta laga qodo oo u dhow Madheera
Madheera 02 Dec 2014–Argagixisada shabaab ayaa looga cabsi qabaa in ay xasuuq kale kale ka gaysteen goob macdanta laga qodo oo u dhow Madheera oo argagixisadu usbuucii hore ku xasuuqday in ku dhow 18 qof aan waxba galabsan. Ujeedada ayaa ah in ay abuurto dagaal aan jirin oo u dhexeeya Somalida iyo shacabka reer Kiiniya.
Xasuuqan ayaa dhacay xalay saqdii dhexe xilli dadku wada hurdeen waxana dadka loo kala saaray Muslim iyo bilaa Muslim waxana la sheegay in dadka qaar qoorta laga jaray ficil ay ku dhaqmaan kaliya argagixisada caalamiga ah.
Madheera ayaa inta badan waxa degan dad Somali ah waxayse xad la leedahay Kiiniya iyo Itoobiya. Xasuuqii baska ayaa kicisay dad badan oo reer Kiiniya ah waxayna rabeen in ay abuuraan dagaal diineed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...