Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Argagixisada shabaab oo qarax ka gaysatay huteel Jasiira iyo qasaare jira

Weerarka Ismiidaaminta ah ayaa loo adeegsaday Gaari weyn oo Nuuca Xamuulka qaada ah gaar ahaan Nuuca Soomaalida u taqaan Siteey ama UD, waxaana qaraxan uu si weyn u bur buriyay dhismaha Hoteelka iyo guryo kale oo ka agdhawaa.

Wariye kusugan Afaafka hore ee Hotelka Jaziira ayaa noo sheegay in Weerarka Ismiidaamin ah uu ka dhashay Qasaaro xoogan, waxa uuna intaa raaciyay in meydad badan oo qaarkood gubteen ay daadsan yihiin afaafka hotelka Jaziira halka Meydad kalana ay ku dhax jiraan Dhismayaal ku dhaw dhaw Hotelka.

Wali si rasmi ah looma oga tirada qasaaraha ka dhashay Weerarkan Ismiidaaminta ah ee goordhaw sida weyn u gil gilay Magaalada Muqdisho, waxaana qaadista dhaawacyada iyo meydadka ka dhashay weerarkan ku howlan gaadiidka gurmadka Deg dega.

Saraakiil katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa hada ku sugan dhismaha Hoteelka Jaziira ee la weeraray, waxaana la filayaa in goordhaw Saxaafada uga warbixiyaan Weerarkan Ismiidaaminta ah iyo waliba qasaaraha ka dhashay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...