Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wararkii u dambeeyay ee qaraxii argagixisada shabaab iyo dadka dhintey oo u badan ilaalada huteelka iyo guryo shacab

Marka loo eego sawirada laga soo qaaday qaraxa ka dhacay hotel Jazeera oo ku yaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa laga baqayaa in qarasaaha uu aad u bataa, maadaama burbur xoogan uu ka muuqdo hotelka.

Waxaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay ku dhawaad 10 ruux iney ku geeriyoodeen hotelka qaraxa uu ka dhacay, waxaana loo badinayaa iney ahaayeen dadka dhintay ilaalada hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah weriyaha Tv-ga Universal ee gobolka Gedo Maxamed Cabdikariim.

Hotelka waxaa degen safaadaraha Shiinaha iyo Qatar, diblumaasiyiin Soomaaliyeed, wasiiro iyo xildhibaano qaar oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa socda u gurmashada dadka ku waxyeeloobay qaraxa xoogan ee ka dhacay hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada amaanka ayaa buux dhaafiyay hotelka galabta qaraxa uu ka dhacay, waxaana la arkayaa gadiidka ambalaasyada oo dadweynaha daad gureynaya.

Waa qaraxii ugu xooganaa ee abid Muqdisho ka dhacdo, waxaana qaraxan uu dad badan soo xasuusiyay qaraxii ka dhacay hargaha iyo Saamaha.

jazir_1[1] jazir_2[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...