Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Argagixisada Siiriya ee ku jira guryaha dadkii lahaa ay qixiyeen oo JABAY magaalada XALAB

Wararka u dambeeya ee ka imanaya magaalada xadaarada lahayd ee XALAB ee galbeedka Siiriya ayaa si toosa loo daawadey ciidanka dawlada Siiriya oo qabsaday laba degmo oo muhiima.

Argagixisada ayaa JABAY waxana fursad helay dadkii ku hoos noolaa ee darxumada u dhintey oo u soo cararay dhinaca dawlada Siiriya e barwaaqadu ka jirto.

Ciidanka ayaa ka saaray sadex degmo ama xaafadood oo ka mida Koofurta XALAB oo cadowgu ku jirey in muddo ah iyagoo taageero ka helayay Turkiga iyo Sucuudiga.

Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in ciidanku ku siqayo xaafad sadexaad halkaana uu ku go’doominayo xaafadaha kale ee ay ku jiraan magaalada XALAB oo ahayd magaalo taariikhiya.

Argagixisada ku jirta kuna dhuumanaysa guryaha XALAB ee bariga magaaladaasi ayaa waxa taageera Turkiga waxayna ka mid yihiin urur diimeedka akhwaanka iyo kuwa Salafiga ee Sucuudigu taageero.

Ciidanka Siiriya ayaa ku rajoweyn in uu ka xoreeyo degmooyinka hadhey maalmahan soo socda.

Dagaalkan magaalada ayaa marhore la soo afjari lahaa waxase dheereeyay argagixisada oo ku jirta guryaha dhaadheer ee magaalada rasaastana ka soo dhex ridaya.

_92684864_mediaitem92684863[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...