16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dooxa weyn ee Hargeysa oo daadku xoog ku marayo iyo RABI oo aqbalay ducadii dadka: SAWIRO

Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa tan iyo galabta Casriga Rogmanaya waxaana qul-qulayaa  daad badan, kaas oo hakiyey isku socodka caasimada Hargeysa,isla markaana ku qasbay gaadiidka iyo dad-kaba in iskugu tagaan labada biriish ee magaalada Hargeysa.

Daadka Maraya dooxa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa ka dhashay roobab mahiigaan ah oo Xalay ilaa saaka ka da’aayey Galbeedka magaalada Hargeysa, gaar ahaana  deegaanada Faro weyne, dhaboolaq,cusboolay abu-riin iyo deegaano kale.
Dhanka kalena Xukuumadda KULMIYE ayaan ilaa hadda qorshe  ah u hayn biyahan rogamanay ee dooxyada kuwaas oo bada gelay ,isla markaana berina laga oomanyahay.
15231610_1145263452259800_1258161856_o[1] 15271460_1145263528926459_1925317168_o[1] 15271727_1145263562259789_1905245326_o[1] IMG_64F64E-172003-8EE311-2171EA-F22E42-E03012[1]
15271460_1145263528926459_1925317168_o[1]15231610_1145263452259800_1258161856_o[1]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS