Argagixisadii xasuuqey dadkeenii Soomanaa burbur xooglana u gaystey hantidoodii ayaa lagu soo bandhigey huteel Naasahablood. Dhiigmiiradkan oo caruura isla markaana been loogu sheegay in ay janno galayaan ayaa ku kacay laba shay oo diinti xaaraantimaysay oo ah dhiiga Muslimiinta iyo hantidooda.
Waxaa dhawaan la soo bandhigay Meydadka Kooxdii Hubeysneyd ee shalay gelinkii danbe XASUUQA KA GAYSATEY Hoteelka Naaso-Hablood 1 Ee Magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![2-15-768x432[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/2-15-768x4321-300x169.jpg)
![1-92-768x432[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/1-92-768x4321-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay