Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Arin uguba oo Bakistaan ka dhacday iyo lamaane lagu eryay

Jaamacad ku taal dalkaasi Bakistaan gaar ahaan magaalada labaad ee dalkaasi ee Laahoor ayaa eriday lamaane dhigta jaamacada oo iyagu jacaylkooda muujiyay. Bakistaan oo ka mida dalalka haweenku ayna haba yaraatee wax xuquuqa lahayn ayaa falkan si aada uga falcelisay lagu eryay jacayladan.



”Guurka Bakistaan ayaa inta badan waxa ka shaqeeeya waalidka dhalay caruurta waxayna isku guursadaan ilam adeerkii marka gabadhii aan ilama adeer wiilala la dhalan, waxa caadiyan ku dhacda guur la’aan haddaana masaajida wax loogu doonin ayuu yiri Xuseen Warsame.

Dhacdadan oo ka dhacday jaamacad ku taal magaalada ayaa gabadhu u jilba joogsatey wiilka iyadoo leh ma ii guursanaysaa, dhaqankan oo inta badan ka yimi gaalada, waxa laga rabay wiilka, waxase la ytimi gabadha, kadibna wiilka oo isla ogaayeen ayaa ugu jawaabay haa, kadibna waxa sacab u timi ardayda kale ee jaamacada oo duubanaayay.



Qoraal jaamacadu ay soo saartey oo u muuqda mid guurkaas cusub ee ugubka ee banaanka laysku ogolaaday ku ERIDAY labadaa arday. Waxase xanaaq awgeed qarxay baraha bulshada.

”Waa dal kjaniisku caadi uga ciyaaro aroosyada dalkaasi aadna ugu badan yahay kufsashada caruurta yaryar, in laba isku xalaala sidan loola dhaqmo waxay muujinaysaa heerka dulmi ee dalku gaaray ayuu yiri mid ka mida dadka fikirkooda ka dhiibtey falkan jaamacadu ku kacday.



Si kastaba ha ahaate lamaanaha sida la wada arkayo iskugu sheegay guurka ayaa la sheegay in nikaaxii u dhamaaday.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...