Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Asarbajaan oo Armiiniya ka dalbatey magdhow

Kadib markii Armiiniya is dhiibtey waxa lagu amray inay ka baxdo degmooyinka ay welli ku fadhido si dagaalka looga daayo, waxayse taas uga faaiideysteen inay hantidii iyo dhirtiiba gubaan. ”Waxay codsadeen in mudada ka bixida loo kordhiyo, waxayse ujeedadu tahay inay gubaan hantida iyo dhirta Asarbajaan ayuu yiri madaxweyne Caliyeef.



Asarbajaan ayaa si xun u garaacday Armiiniya oo ay ka burburisay kumanaan hubkii uu Ruushku siiyay ah, ayadoo tirada askarta ee laga dilay ay gaartey 3000 halka dhaawacu ciidaa ka batay,.

Waxa burburka ugu weyn gaystey diyaaradaha aan is wadin oo Armiiniya weyday awood ay isaga celiso. Waxay isku daydey inay Ruushka dagaalka soo geliso, wuxuuse Ruushku ka doorbidey inuu hubeeyo laakiin hubkii waxba u tari waayay.



”Waxaan keenaynaa khuburo caalami ah oo baadha burburka Armiiniya u gaysatey dhirta iyo hantidii shacabka Asarbajaan ee dhulka la xoreeyay muddadii ay fadhidey dhulkayaga ayuu yiri Caliyeef.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...