03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Axmed Muumin Seed oo beeraha Gabiley soo arkey: welli waxba ma soo saarin

Axmed Muumin Seed ayaa beeraha Gabiley soo arkey sheegayna in wasaaradiisu waxba soo saarin laakiin ay u socdaan dhiirigelinta wax soo saarka.

Waqti roobaad fiican o ka da’ay gobolka ayaa soo saaray xasiid aad u farabadan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_fBZbk4YiQ0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS