X

Maamul xumo dhinaca shidaalka ah oo maalintii labaad dadka Jigjiga ku dhib qabaan

Maamul xumo dhinaca shidaalka ah ayaa maalintii labaad dadka Jigjiga ku dhib qabaan. Dadka oo cabasho ka muujiyay ayaan garanayn waxa sababay in hal kaalin loo galo saf dheer oo ay ku jiraan 5000 oo bajaaj.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=WQuVS6GiNi0[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.