Dalkaasi Bakistaan oo intiisa badan dadkoodu fiqiir yihiin ahna wadan aad u musuq badan, ayaa ku farxay salid iyo gaas cusub oo laga helay gobolka Woqooyi galbeed una dhow xadka Afqanistaan. Gobolkan ayaa dhowr mar oo hore laga helay saliid iyo gaas aan badneyn.
”Waxaan u sheegayaa in gaas iyo saliid cusub aan helnay taas oo wax weyn ka tari doonta dhaqaalaha dalka oo inta badan ku xiran wax soo saarka beeraha iyo warshado yar yar una badan dharka.
Bakistaan ayaa tamarta ay so dhoofsatey sanadkii hore ay tagneyd in ku dhow 10 bilyan oo doolar. Warshadaha dalkaasi ayaa shaqeeya 5 saacadood oo kaliya tamar la’aan.
Waxase lacagta badankeeda ku qasaartaa musuq maasuq baahsan oo khadka ka baxay. Laga yaabe in saliida cusub iyo gaaskani yareeyo baahida dalkeedu u qabo horumarka. Bakistaan aya shilinka ay heshi gelsay hubka si ay isaga difaacdo sanam caabudka Hindida.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay