Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wasaarada caafimaadka oo fariin su’aalo ka dhasheen u dirtey dadka dhoofaya

Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa fariin u dirtey dadka dalka ka dhoofaya iyo halka ay ka heli karaan warqada caafimaadka gaar ahaan cudurka Kooro haddiiba lagu xidho markey dalka ka dhoofayaan.



Qoraal ay wasaaradu soo saartey ayay ku sheegtay in warqada cudurka Kooro ay bixin karto oo keliya ”shaybaadhka dhexe ee qaranka oo ku yuaal Muqdisho, isla markaana halka laga heli karo warqadaas ay tahay laba isbitaal oo ku yaal Muqdisho.

Fariinta wasaaradan magaceeda ku qoratey af-Ingiriis ayaa jahwareer ku ridey dad badan oo Somali ah oo is weydiinaya ujeedada warqadaan, ma dalkii ayaa XAMAR keliya noqday, lacag intee ah ayay dadka ka rabaan, muxuuse yahay waxa loogu baahdey xilli dalalka aduunku waxaan ka jirin.



Tan ugu dambeysa ma dawladaha ayaa dalbadey in Somalida keliya haystaan warqada cudurka Kooro. ”Waa nasiib daro in wasaarad dhan ay ka soo baxaan warqado noocaasa weliba la soo dhigo baraha bulshada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...