Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Bakistaan oo war ka soo saartey weerar Hindiya ku soo qaaday

Milatariga dalkaasi Bakistaan ayaa war ka soo saaray weerar Hindiya ku soo qaadey dhinaca Kashmir ee Bakistaan maamusho ee weliba xadka beenta sh ee loo yaqasn khadka xanibaada. Hindiya ayaa sheegtay in weerarka diyaaradeed ay qasaare gaarsiisay koox ay ku sheegtay xagjir.



Bakistaan oo ka jawaabaysaa warkaas Hindiya ka soo baxay ayaa sheegtay inay isla markiiba diyaarado kiciyeen si ay u difaacaan caradooda.

“Weerar maahayn wuxuu ahaa mid ay deg deg u tuureen hubka saaran diyaaradaas dagaal isla markiina dib ayay u carareen ayuu yiri jeneraalka ciidanka qaybta Kashmiir.



Bakistaan ayaa soo bandhigtey sawiro muujinaya halka gantaalkii diyaaradu tuurtey ku dhacay oo cidla cada, halka Hunuudu sheegatay inay dileen xagjjir farabadan.

Colaadan cusub ayaa imaanaysa ayadoo Kashmiiriyiin nafta ka quustey ay isqarxin ku fdileen askar Hindi ah oo gaaraysa 50 ayadoo isqarxintaas Hindiya sida caadiga ah ku eedaysay Bakistaan.

Muranka Hindiya iyo Bakistaan oo hal wadan ahaa ayaa waxa ka masuula badhasaab Hindi ahaa oo xukumaayay Kashmiir xiligii kala go’a oo Kashmiir ku daray Hindiya.



Hindiya iyo Bakistaan ayaa laba mar oo hore ku dagaalamay Kashmiir. Bakistaan ciidankeedu waa adagyahay inkastoo dadkeeda iyo dalkeedu yahay faqiir xad dhaafa.

Radhiid Ceelaanyoo

ARAABIBEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...