Sunday, May 19th, 2019
header

Dhacdo kale oo xanuun badan oo ku dhacdey qoys Somali ah

Waxa magaalada Nayroobi ee dalkaasi Kiiniya ka dhacdey dhacdo aad u foolxun oo ku dhacdey qoys Somali ah kadib markii gabadh 14 jir ah la diley isla markaana la jarjaray jirkeeda.



Dhacdadaan xanuunka badan ayaa imaanaysa ayadoo shalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu diley kadib markii la kufsadey oo la jarjaray jirkeeda gabadh yar oo 12 jira. Waxa Gaalkacyo ka jirta murugada gabadhaas yar

Gabadhan lagu diley Nayroobi ee la jarjaray jirkeeda ayaa lagu magacaabi jirey Ismahaan.



Ehelka Gabadha waxa ay sheegeen dilkeeda ka dambeysay Haweeney ay qaraaba ahaayeen oo ay la joogtay isla markaana la jarjaray waxana Hooyadeed ay ku nooshahay Xeryaha Qaxootiga Kaakuma halka Aabaheed uu ku nool yahay magalaada Jigjiga.



Ehelada Gabadha la dilay ayaa waxa ay sheegeen in ilaa iyo hadda aysan ogeyn waxa loo dilay, kuna baaqeen in cadaalada la mariyo kuwa sidan foosha xun u galay. Haweenayda dilka gaysatey ayaa la qabtey. Waa dhacdo aad looga naxo ayay tiri Muxubo Cali dhaqana uma lihin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Xildhibaan Maryan Cariif oo dalbatey in Kiiniya dalka laga saaro

May, 18, 2019
Xildhibaan Maryan Cariif oo ka tirsan Golaha Shacabka ...

Booliiska Qubrus oo raadinaya gabadh Somali ah oo luntey ilaa Khamiistii

May, 18, 2019
Booliiska jasiirada Qubrus ee u kala qaybsan Turkiga ...

Wasiir aan dugsi sare gelin oo si xun u weerartay xildhibaan Dhakool, Prof Samatar iyo Cali Khaliif

May, 18, 2019
Hinda Jaamac waxay ka mid tahay wasiirada maamulka ...

Gobolada Sool iyo Sanaag oo si weyn looga qayb qaatey maalinta nadaafada: Sawiro/daawo)

May, 18, 2019
Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maantoo kale ku ...

Saylici oo reer Awdal aflagaadeeyay: ma duushaan maxaan madaar dhisnaa iyo dekeda Saylac

May, 18, 2019
C/raxmaan Saylici oo reer Awdal ku qasaareen 9-kii ...

Dhacdooyinka

Madaxweyne Farmaajo oo shaaca ka qaaday danaha gaarka ah ee loola yimi shirkii Garoowe

May, 16, 2019
Madaxweynaha oo ka hadlaayay munaasabada maalinta dhalinyarada SYL ...

18 May waa maalin madow anagaa ku leh: siyaasi Cabdi Shotaly (daawo)

May, 16, 2019
Siyaasiga ruug cadaaga ee Cabdi Shotaly ee beesha ...

Ururka Makaahiil Group (Samaroon) oo si adag uga hadley xasuuqii Harawa gaar ahaan Xajin

May, 13, 2019
Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga ...

Maraykanku kuma dhaco inuu weerar nagu soo qaado: Iiraan

May, 10, 2019
Ayadoo baryahan ay jirtey in xagjir Taram uu ...

Ciidanka xooga oo kordhiyay baacsiga argagixisada: SAWIRO

May, 8, 2019
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha ...

Shirkad Ingiriisa oo la sheegay inay gaaskale ka heshay Somali galbeed

May, 7, 2019
Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la ...

90 caruur u badan oo la qaadsiiyay cudur khatara dalkaasi Bakistaan

May, 3, 2019
Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in ...