Friday, September 22nd, 2023
header










Meta







Bakistaan oo xidhay waalidiin diiday in ay caruurtooda ka talaalaan cudurada khatarta ah sida dabaysha

Islamabad–Dawlada Bakistaan oo dagaal toosa hadda la gashay argagixisada Talibaan ayaa xidhay waalidiin diiday in  caruurtooda laga talaalo cudurada halista ah ee caruurnimada sida dabaysha oo dalka Bakistaan faroba,an ku haysa. Argagixisada Talibaan iyo kooxo diimeedyada kale ayaa dilla dadka u adeega hay’adaha talaalka iyagoo aaminsan fikir aan la garanayn oo xagjira.

Shaqaalaha talaalka ee dawlada iyo kuwa aan dawlad ahayn ayaa hadda lagu ilaaliyaa qoryo si ay hawshooda u gutaan sida aad ku aragtaan sawirka hoose oo muujinaya shaqaale gudanaya waajibkiisa oo qori lagu ilaaliyo.

Argagixisada caalamiga ah oo xalaashatay dhiiga musliminta ayaa hadda keentay in macalimiinta Bakistaan la baro sida loo qaato qoryaha layskuna difaaco haddii argagixisada Talibaan soo weerarto. Cudurka dabaysha oo aafeeyay dalka Bakistaan ayaa hay’ada caafimaadku sheegtay in dadka soo baxaya lagu talaalo madaarada si ayna u qaadsiin dadka kale.

Masaajida Bakistaan ayaa inta badan gaadh laga qabtaa iyadoo lag baqayo in argagixisada Talibaan isku qarxiyaan. Bakistaan ayaa qabatay waalidin gaaraya ilaa 471 iyadoo dawladu sheegtay in ay dagaal ku qaaday cudurka dabaysha cidii talaaliwaydana jeel loo taxaabayo, kaliya la sii daynayo marka ay talaalaan.

_81349454_025926245-1[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Samaroon karti xumaa haysa waana ta halkaa dhigtey: Cali Faarax C/llaahi

May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...