Manchester–Barcelona ayaa gurigeeda ku garaacday kooxda uu leeyahay carabka Imaaraadka ee saliida Ku taajiray ee Manchester City ciyaar xalay dhexmartay oo ahayd is reeb reebka koobka naadiyada reer Yurub.
Ciyaaryahanka u dhashay dalkaasi Urugway ee Suarez ayaa ka dhaliyay goolasha lagu Kala baxay ee guusha. Ciyaarta ayaa Ku dhamaatay laba cool iyo hal.
ARAABINEWS