Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Beelo badsanaya aqalka aan loo baahnayn ee lagu sheegay aqalka sare iyo kuwo dulman

Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gabagabo ku dhow, iyadoo beelaha Soomaaliyeed iska dhex arkayaan Aqalkan aan loo baahneyn laakiin beelo rabasan in ay ku awr kacsadaan.

Muuqaalka hore waxaa ka muuqda inay Beesha Shanaad ku dulman tahay Aqalkan oo 1 xubin oo kaliya ay ka heshay, iyo Beesha Daarood oo ugu tiro badan xubnaha ay ka heshay Aqalkaasi.

Waxa kale oo aqalkan ku dulman beelaha DIR ee degga Somaliland oo kuraastooda la rabo in la siiyo beelaha kale. Siyaasiyiinta iyo cuqaasha Somaliland ayaa diidey in at 11 xubnood aqbalaan, iyadoo tiradaasi ah mid lagu dulmay.

Iyadoo waliba la rabo in beelaha Daarood ay ka siiyaan xubno. Hadaba hoos ka fiirso shaxda tirada ee beelaha iyo cida ku shubataty iyo kuwa ku dulman.

Beelaha Hawiye:  14 xubnood (Hirshabeele 7, Galmudug 6, Jubba 1)

Beesha Daarood: 11 xubnood (Puntland 11, Jubba 5, Galmudug 1)

Beesha DIR : 14 xubnood (11 Somaliland, Galmudug 1, Jubba 1, Koofur galbeed 1)

Beesha Shanaad: 1 xubin (Hir shabeelle)

Beesha Digil iyo Mirifle: 8 (Koofur Galbeed 7, Jubba 1)

Fiiro gaara tirade Somaliland ee beesha DIR wali ma cada waxana Jira dood aan la ogeyn halka at ku dhamaanayso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...