Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Doorashadii Somaliya oo ka bilaabatey Imaaraadka carabta iyo maamul jufeedyada oo loo yeeray

Hogaamiyeyaasha maamul jufeedyada Koofurta Somaliya ayaa looga yeeray Imaaraadka carabta halkaas oo lagu gorfeynayo cida loo dooranayo m,adaxwrynaha Somaliya.

Imaaraadka carabta oo ku biirey dagaalka Sucuudigu kula Jira dadka iyo shacabka Yaman ayaa raba in uu helo madaxweyne maqla amarkiisa.

Waxa maalmahan ku qulquley Imaaraadka dhamaan maamul jufeedyada ka dhisan Koofurta oo uu ugu horeeyo Cabdiwelli Gaas, Shariif Xasan, Cabdikariin Guuleed, Hirshabeele iyo Jubba.

Musharixiinta hadda taagan ayaa laga dayriyay iyagoo dhamaantood ah kuwo hore u soo fashilmey iyo kuwo aan khibrad u lahayn maamulka dawladnimo oo ka fog mida jufada.

Lama garan karo waxa maamul jufeedyada u wada joogaan Imaaraadka oo haya lacag uu ku iibsado dhamaantood. Madaxweynaha maamulka Somaliland aya isna looga yeeray Itoobiya.

Halka dhinaca kale la soo sheegayo in argagixisada Daacish dhufeysyo waaweyn ka qodotey deegaanka Qandala oo ah goob ayna ka dhisnayn maamul, waxayna qax ku rideen dadkii deegaanka.

gudoomiyaasha-gobolada-87654[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...