Saturday, December 14th, 2019
header

Berbera oo laga masaafuriyay nin Somali badan gaaleeyay

Waxa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland laga masaafuriyay nin gaaleeyay Somali badan kadib markii uu isticmaalay khayaano iyo lacag. Ninkaan ayaa dadka masaakiinta siin jirey lacag kuna oran jirey mu diirsada diibtiina.



Ilaa burburkii qaranka waxa gaaladu ku guulaysteen inay ka faaiideystaan Somalida baahan kadibna lacag kaga badashaan diintooda.

Isu-duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Gobolka Togdheer Maxamed Xuseen oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ninkaasi uu Ganacsi ahaan kusoo galay Magalada Berbera,hayeeshee Maamulka Gobolka uu baaritaan dheer ku sameeyay,kadib markii la ogaadayna la musaafuriyay.



“Muddo laga joogo laba bilood, Nin dhalashadiisu tahay Maraykan oo muddo sannad ah joogay waddanka, Ninkaasi wuxuu waddanka ku soo galay sifo Ganacsi, si Sharci ahna Waddanka wuu ku soo galay laakiin waxaana ogaanay in uu faafinaayay Diinta gaalada waana la musaafuriyay ayuu yiri Isu-duwaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Gobolka Saaxil.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Siyaasi Cali Faarax oo Suldaan Wabar ka difaacay badhasaabka Awdal: adeer edeb u joog

December, 14, 2019
Siyaasi Cali Faarax ayaa badhasaabka Awdal ee Hargeysa ...

North Korea conducts another ‘crucial test’ at long-range rocket site

December, 14, 2019
North Korea said Saturday it successfully performed another ...

Ciidanka xooga oo si cajiiba u soo afjaray colaad ka taagneyd Mudug: SAWIRO

December, 14, 2019
Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq oo ...

Ninkeyga Somaliya ayuu doolar u doontey: haweenay Kiiniya u dhalatey

December, 14, 2019
Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka ...

Somaliya oo markii ugu horeysay yeelatay manhaj waxbarasho oo siman kadib burburka

December, 14, 2019
Madaxweynaha Somaliya ayaa daah furey manhaj waxbarasho oo ...

Dhacdooyinka

Sirdoonka Somaliya oo horumar sameeyay iyo argagixis markiiba la qabtey

December, 4, 2019
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo ...

Xaaska taliyaha la nool cudurka keena aydhiska oo si qiiro leh uga hadashay nolosheeda

December, 3, 2019
Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo ...

Turkiga oo ku dhaqaaqaya arin ka sii nixinaysa Maraykanka iyo Yuhuuda

December, 2, 2019
Afhayeen u hadley madaxtooyada Turkiga ayaa sheegay in ...

Tirada ku dhintey daadadkii Jabuuti oo korodhey

December, 2, 2019
Waxa sii kordhey tirada guud ee ku dhintey ...

Somalilaan mardhow waa lagu kala tagayaa: Cali Gurey

December, 1, 2019
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan ...

Taliye xaaskiisu u qarisay cudurka keena Aydhiska oo la dalacsiiyay

December, 1, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii dhamme Bashiir Cismaan Cawad ...

Kuuriyada Woqooyi oo gantaal saxa ugu hanjabtey Jabaan

November, 30, 2019
Wadanka aadka u xooga weyn ee Kuuriyada Woqooyi ...