Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Madaxtooyada Somaliya oo beenisay inuu jiro shir ay la galeen maamulka Somaliland

Madaxweynaha Somaliya ayaan la sheegin inuu wefti u direy kulan ay qabanqaabinaayaan maamulka Somaliland iyo shirkado taabacsan oo ka dhacaya Nayroobi. Waan ku faraxsan inaan la kulano dawlada dhexe ayaa yiri wakiilka maamulka ee Muuse Biixi u jooga Nayroobi.



Madaxtooyada Somaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantey wararka sheegaya inay maamulkaas kula kulmayaan Nayroobi. Shirka ka dhacaya Nayroobi ayuu u dhexerya maamulka Somaliland iyo hay’ad buga oo ay balansadeen.



Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay sidii dalka loogu soo dabaali lahaa xasilooni siyaasadeed laakiin ay sumcad xumo u egtahay in shir noocana loo qabto.



Kulankan uu dalbadey Muuse Biixi ayaa waxa dabada ka riixaya oo qasbaya dawlada daneeya siyaasada maamulka Somaliland. Waxa kulankan diyaariyay koox la baxay wada xaajoodka mana matali karaan masayrka gobolada Woqooyi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...