Sunday, March 16th, 2025
header










Meta







Cabi Axmed oo sheegay in Tigreegu hadda baxsad yihiin lagana eryay Kasagita

Raiisal wasaaraha Itoobiya oo hadda si toosa u korjoogteynaya dagaalka ciidanku uga sifaynayo Tigreega deegaanada Axmaarada iyo Canfarta ayaa sheegay in hadda laga eryaday deegaanka Kasagita ee Canfarta.



”Waxa ciidanku dib u xoreeyay deegaanka Kasagita ee Canfarta ayuu Cabi Axmed la wadaagay shacabka Itoobiya. Cabi Axmed ayaa lagu canaantey inuu wax badan hagranayo oo hadda ayna harin wax la hagrado ayadoo loo jeedo sida reer galbeedku dabada uga wato Tigreega.

Sidii Cabi Axmed u soo aaday aaga dagaalka waxa baxsad bilaabay falaagada Tigreega oo adeegsanaya shacab iyo haween aan qaan gaadhin. Xitaa ma haystaan meel Tigreegu ay dhaawaca ku daawaystaan ayuu yiri Xirsi Warfaa waana isdil.




Waxa maalmo dhow la arki doonaa ciidanka oo dhamaan dib ula wareegay deegaanada Axmaarada iyo kuwa Canfarta dibna u galay Maqale. ”Waxa hadda ciidanku ku socdaa Jofra iyo Burka oo ka tirsan deegaanada Canfarta ayuu yiri Cabi Axmed. Uma babac dhigi karaan ciidanka qaranka ayuu raaciyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...