Ma aragno wax aan uga cararno Addis ababa: safaarada Ruushka
Ayadoo wadamada reer galbeedka ee taageera Tigreega kuna riyoonaya inay fishaan inay dalka dib u qabsadaan ay qaarkood bilaabeen inay dadkooda kala baxaan Addis ababa, ayaa safaarada Ruushku tidhi ma aragno wax aan uga cararno Addis ababa.
”Caasimadu waa amni mana jiraan wax uu ka bedelay amarka degdega ee lagu soo rogey ayay qoraal ku tiri safaarada Ruushku. Ujeedada reer galbeedka ayaa ah inay abuuraan khalkhal siyaasadeed oo aan jirin ayuu yiri Xirsi Warfaa.
Ciidanka amniga ayaa kordhiyay amniga caasimada ayagoo geed dheer ku xidhey Tigreegii deganaa si ayan u abuurin khalkhal amni. Maamulka Oromada ee ka taliya caasimada ayaa sheegay tusaale ku filan ka helay Dessie oo Tigreegii deganaa gadaal uga yimaadeen ciidankii dawlada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...
August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...