X

Cadaan si xooga u dabaaldegay kadib doorashadii madaxweynaha

Waxa soo baxaya cadaan si xooga ugu dabaal degaya guusha horgale Xasan Sheekh kadib doorashadii teendhada Xalane. Doorashadan la geeyay teendhada Xalane ayaa waxa iska lahaa horgaleyaasha ku xiran kooxda Xalane.


ā€¯Waxaan shaki ku jirin in dabaaldegaas aad loo wada daawaday ayuu yiri Xuseen Warsame. Waxaase nasiib daro ah in gaaladu dabaaldegto Somaliduna ciil ishayn kari waayaan ayuu raaciyay.


Horgale Xasan Sheekh ayaa isla markii la doortey waxa dalka la wareegay safiirka Imaaraadka oo noqday madaxweynah dalka iyo weliba gudoomiyaha bangiga dhexe, wuxuuna markiiba la baxay lacag tuugnimo ay dalka ku soo geliyeen.



Waxa kaaga sii daran in si jaahilnimo ay u sheegeen in lacagtaas dib u siiyeen Somaliya oo ay uga jeedaan horgale Xasan Sheekh saaxiibadiis in loo kala qaybiyo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.