Waa qaybtii koowaad taxanaha I furtaye maxaad faaiidey. Waa fikradii Feynuus sheekh Daahir. Taxanahan ayaa la garanayn qaabka uu u...
Arimaha bulshada
Dhacdadii ugu murugada xumeyd ayaa ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo kadib markii hooyo 5 caruura wadata ay gaajo...
Arooskii boqorka iyo boqorada C/llaahi iyo Safiyo Tusmo ayaa xalay ka dhacay caasimada Somali galbeed, Arooska oo si weyn looga...
Waa faalada kaftanka siyaasada iyo Cali Xaraare oo soo faqay musuqii ugu xumaa. Waxa barnaamijka la jeedinaysa Asma Degan. Waxa...
Dalkaasi Urdun ayaa dhawaan waxa garaacay xulka kubada cagta ee haweenka Iiraan ciyaar dhexmartey labada xul oo ku dhmaatay eber...
Wasaarada arimaha diinta iyo booliiska magaalada Muqdisho ayaa digniino ka soo saaray dhacdooyin foolxun oo dalka ku soo kordhay iyo...
Magaalada Boorama gaar haan hoteelka Rays ayaa waxa saaka ka dhacay meherkii qarniga kadib markii C/llaahi Yuusuf Aare uu ku...
Booliiska magaalada Hargeysa ayaa qabtey laba nin oo si cajiiba uga xaday nin tagsiile ah lacag dhan 7000 kun oo...
Culimada Hargeysa iyo Burco ayaa Jimcahana afka ka xidhey dhacdadii foosha xumayd ee Muuse Biixi kula kacay shacabkii Somliyeed ee...
Fanaanada Kiin Jaamac oo wasiir diimeedka Muuse Biixi markii hore diidey inay bandhig faneedkeeda qabato ayaa waxa ku furtuuray wasiirka...
Aqoonyahan C/Wahaab sh Maxamed ayaa la waayay muddo gaaraysa 12 maalmood markii duhur cad askarta Uhuru ka kaxaysatay suuqa magalada...
Waxaan shalay ogeyn inay jireen gabdho bilaabay sidii gaalada inay faruuryaha weyneeyaan ayagoo ku duraya irbado laakiin hadda waxay jeclaadeen...
Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa nin dhar-tole ah oo meydkiisa laga helay isla meheradiisa iyo warqad agtaalay oo la filayo...
Dhiigmiiratada Daalibaan ee fuleyda Maraykanku gacanta u geliyeen dalkaasi fiqiirka ah ee Afqanistaan ayaa kala direy macalimiinta dugsiyada sare ee...
Waa qaybtii labaad taxanihii Shaki oo meel xasaasiya maraya. Waxa isku dhegen Muunye maxaa ku dhacay saaxiibkiis halka Laki iyo jacaylkeeda...
Waa taxane cusub oo la magac baxay Shaki ayaa durba laysku dhegan yahay. Waa inoo jilaya jileyaasha kuwooda aadka loo...
Waa filim aad u xiise leh oo ay jilayaan fanaaniinta reer Jabuuti oo dib ugu noqday dhaqanka iyo hidaha. Waa...
Muuqaal argagax leh oo hadda baraha bulshada lagu soo tuuray ayaa lagu arkay ugu yaraan 400 oo nin oo wadhfinaya...
Waa dhacdo naxdinleh oo ka dhacday dalkaasi Ruushka waxayna ku dhacday gabadh lagu magacaabo Yana. Sida ehelka Yana soo weriyeen...
Wasiirka difaaca ee dalkaasi Indooniisiya ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen waxa loogu yeero ''bikro eegista'' hablaha ku biiraya ciidanka....
Waxa isa soo dhiibey dhiigmiirad ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Waxana uu ka waramayaa waxa ku kalifay iyo...
Waa arin aad u xanuun kulul marka qof welli nool la aaso oo qofkasi ku dhex dhinto xabaasha dhexdeeda maadaama...
Dhiigmiirad Maxamed Cali wuxuu ka mid ahaa argagixisadii dhawaan ay Butlaan ku toogatey Gaalkacayo kadib markii lagu helay xasuuqyo socday...
Maxamed Cabdullaahi Ayaanle waxa afgarashadiisu tahay Abayle wuxuu ka mid ahaa kuwii dhiigmiiratadii maamulka Butlaan dhawaan ku toogteen magaalada Gaalkacayo...
Haddii lacag kugu soo qaldanto adoo yaaban sidee ka yeeli lahayd? Waa qisada nin Ruusha oo lacag malaayiina ku soo...
Xaawa waa 17 jir dib loogu soo celiyay Liibiya kadib markii la soo celiyay doon ay saarneyd oo ku jeeday...
Sakariye Luqmaan waa walaalka Xafsa Luqmaan oo dhawaan ka soo fakatey Kiiniyaati afduubtey. Sakariye oo saxaafada uga waramay sidey wax...
Waa qisada gudoomiyihii hore ee degmada Garoowe Jeelle oo hadda ku jira xero barakacayaala oo isla magaalada aan ka fogeyn....
Marka aad soo xasuusato Sacuudiga waxa markiiba kugu soo dhacaaya meel dadku ku dulman yihiin siiba haweenka iyo shaqaalaha ajaanibta....
Caalim Masri ah oo ka jawaabay su'aalo la xiriira gudniinka oo hablaha Masaarida laga joojiyay muddo hore laakiin welli qarsoodi...