XAAWO Waa Gabadh Soomaaliyeed oo Abwaanada Balse Araga Alle uu Qaaday ARAGA (Indhaha), Waxayna Xaawo oo hada ku nool magaalada...
Arimaha bulshada
Fanaanada qaranka Somaliyeed Maryan Mursal Ciise ayaa waraysi kooban ku sheegtay in ay tahay 65 jir ku kalsoon codkeeda iyadoo...
Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab RC, uu Xukunka Islaamka haayey, ayaa Saddex Qof waxey hor keeneen Cumar binu Khadaab Nin Dhalinyaro...
Dalmaryare waa fanaan ku nool cariga Maraykanka magaalooyinka Minnesota waxana la waydiiyay bal inuu maanta keeno qosol dadka ka qosliya...
Wariye Amal Kayse oo looga bartey barnaamijyada arimaha bulshada ayaa la soo baxdey cod aad u macaan oo xaqa luqada...
Showgii fanaanada caanka ah ee Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta ee Muqdisho ayaa si balaaran uga socda Muqdisho iyadoo si...
Kooxda xidigaha ayaa munaasabada sanadka cusub ee 2016 ka soo diyaariyay barnaamij xiise leh oo ay ku jiraan heeso cusub...
Fanaanada Safiyo Tusmo ayaa wacdaro ka dhigtey xaflad ay lahaayeen shacbiyada Koofur Galbeed Somaliya. Maanso lala dhacay ayay fanaanadu ka...
Waa hees wadani ah oo qiiro leh oo ay ku luqeeyaan kooxda Qaylodhaan. Waryaa Somali ah waryaa dalkan u maqan...
Kirgistaan waa wadan ka mid ahaan jirey midowgii Soofiyeeti ama Ruushkii hore wuxuuna xad la leeyahay Shiinaha, mana laha bad,...
Kulan dhexmaray fanaaniinta Nakruuma iyo Dalays iyo warbaahinta madaxa banana e Integration ayaa fanaaniintu dib u soo xadsuusteen heeso dahabi ah...
Dhamaan asxaabta hoos ku qoran waxay hambalyo aroos u dirayaan boqor Ibrahim Xaaji Maxamuud Cumar Fadan iyo boqorad Raxma Deeqa...
Xiisada Somaliya iyo Kiiniya ee xadka ayaa laga metal\ay majaajilo aad u qosol badan oo ay inoo jilayso fanaanada xaga...
Goos gooskii sida weyn loo daawaday ee mama Maryan Mursal u dhigtey reer Maraykan oo dhamaystiran. WAxa xusuus ah in...
Fanaanada ruug cadaaga ah ee Faadumo Nakruuma ayaa waraysi xiise leh kaga sheekaysay waayaheeda fanka iyo waliba ruwaayadaha ay ku...
Somali u diida ceeb iyo waxaan dhaca oon kufaba waxay ka mid ahaayeen heesaha aan gaboobin ee ay leedahay fanaanada...
Somali week ama Usbuuca Somalida ayaa London lagu soo gabagabeeyay xalay waxana isugu yimi Somali aad u farabadan oo jecel...
Fanaanada iyo abwaanada Safiyo Tusmo ayaa laga waraystey hidaha iyo dhaqanka barnaamij aad u xiiso badan oo ay kaga warantey...
Fanaanada Safiyo Tusmo ee Woqooyiga Amerika ayaa soo bandhigtey murtideeda xaflad ay dabaaldegayeen Galmudug. Safiya ayaa taabatay sadex ay ku...
Fanaaniinta Nakruuma iyo Safiya Tusmo ayaa wacdaro ka dhigey ruwaayad dhaqameed lagu dhigey Minnesota, Maraykanka halkaas oo ay ka soo...
Xariif tuulo tuug maaha waa ruwaayad aad u xiisa badan oo ay jilayaan dhalinta reer Hargeysa oo ay ku jiraan...
Caasho Geelle Diiriye oo hadal Ka Jeedisay Shirkii Muqdisho ka furmay ayaa sheegtay in meesha waqti badan la fadhiyey, waxayna...
Fanaanada Safiya Yoonis Jaamac (Safiya Tusmo) ayaa Araabinews uga warantey wiil walaalkeeda oo ciidanka Somaliland toogteen kadibna isagoo dhaawaca ay...
Kaamarada qarsoon ayaa dadka badankiisu necebyahay waanad u garaabi kartaa marka aad daawato muuqaalkan ka hadlaya gabadh laga duubey. Ma...
Waa ruwaayad aad u xiiso badan oo ay matalayso Hibo Nuura iyo hoboladii Waaberi kana hadlaysa laba haween oo ku...
Sh Mustafa Yusuf Cali ayaa wax ka taataabtey guurka iyo qurxinta guriga isagoo tusaale u soo qaatay hamiga guur ee...
Hore ayaan u sheegnay hadafka warbaahinta caalamiga ah ee ARAABINEWS waxase jira iimaylo na soo gaaray oo codsaday in ay...
Madaxweynaha Puntland oo waraysi xiise leh lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay heesaha ta uu ugu jecelyahay iyo nolosha guud...
Waxa gobolka Yorkshire (Yoogsha) ee dalka Ingiriiska lagu helay dambi hooyo ilmaheeda biyo liqeen halka iyaduna ku mashquulsanan fariin dirida...
Waa sheeko qosola oo laga matalayay raga saarta moobilkooda sawirada gabdhaha la qabo. Waxkasta waa lagu arki caalamka iyo muuqaalada...