Bulshada dhibta abaartu haysato iyo weliba dadka kale arrimaha maaliyadda falanqeeya ayaa su’aalo badan ka keenay hab-dhaqanka guddida abaaraha, waxana...
Faalooyinka
Waxa la filayay in uu guulaysto cunsuriga Donald Trump oo hadda bedelaya Barack Obama oo dalka kaga tagaya taageero xoogleh...
Siyaasadda Ayaa Waddata In La Isugu Yeedho Magac Ka Turjumaya Hadba Dhaqdhaqaaqaga Siyaasadeed, Musharaxa M/Wayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani,...
Soomaaliya waa dal ku yaala bariga qaaradda Afrika, si gaar ah cirifka geeska qaaradda, waana dal uu Allah ku maneystay...
Maxbuus kasta mar gooni ah ayaan soo saarnay oo la marsiiyay nidaam uu ku qaato bug caafimaad iyo waraaqo uu...
Cawil Shire oo 90 jir ah dhinaca dhabbaha ay gawaarida maraan ayuu u gurguurtay isagoo rajo ka qaba bal in...
Sannadkii 1988 ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa ay isu celiyeen Maxaabbiis ay ku kala qabsadeen dagaalkii dhacay 1977. Maxaabbiistaas intooda...
“Walaalaha is Gawracay maxaa looga gaabsaday Gadh Casaaleyaashiyo Guurtidii maxaa helay? Gaaridii Haweeneey Gawracay Walaalkeed Geesinnimo Nin moodaad Geyaan aad...
Waxa aduunka Muslimka ku habsatey dhibaatada argagixisada oo ah koox khawaarija oo diintoodu tahay banaysashada dhiiga Muslimiinta ee aan ku...
Adiga ayaa ku qornaa in aad galabta ii raacdo dhagaxdhigga sida la ii sheegay. Ayuu igu yiri isaga oo weydiin...
Hinda Jamac Gaani oo ka tirsanayd saraakiisha xisbiga Waddani ee gobolka togdheer ayaa ka diday isbahaysigii ku soo biiray xisbiga...
Cid walba oo wada fitno waa in laga hortaga waa waajib ,hadu noqdo muwaadin amba mas’uul qaran waa in laga...
Intii aan ka shaqeynayay Radio Muqdisho ayaa waxaa xafiiskiisa subax iigu yeeray Madaxa Radio Muqdisho, Maxamed Faarax Xalane Dhaashane, oo...
Waa Hambalyo Ku Socota Shirkii Xisbiga Wadani & Madaxdii Lagu Doortay. Waxaan Hambalyeynaynaa Halyeeyada Wadani oo Hormuud Cirana u Yahay,...
Af-Miinshaar wuxuu ka koobanyahay laba eray oo kala ah AF iyo Miinshaar ( Prefix & Suffix” .Erayga Af-miinshaar wuxuu soo baxay 1958 waxaana curiyay Marxuum Cabdillahi Qarshe. Goobtu waxay ahayd fadhi...
Waxa doorashadan ka dhici doonta Somaliya ee ku salaysan nidaamka quursiga ah ee 4.5 ku soo biirey waxa loogu yeeray...
Qeybta u qaabilsan wadanka ingiriiska cashuuraha laga qaado hantida dhaqaale ee dadku heystaan ayaa daba gal ku samaysay wasiirka madaxtooyada...
HEESKA TAARIIKH QARAAMI. Dhamaan Umadda Muslimiinta ah , Gaar ahaan Umada Somaliyeed ugu Danbayn Umada Somaliland . Saxaafada Madaxa banaan Dadka inta aan isu...
In kasta oo dhulka Soomaalidu ka balaadhan yahay intooda badan dhulka qoomiyahada kale ee Itoobiya, in kasta oo ay tiro...
“Jimce 30/09/2016” Waa maalintii iigu horraysay oo aan arko badd intii aan dunida guudkeeda saarnaa, waana maalintii koowaad ee aan...
WAXA HUBAAL AH IN AY SOMALILAND KU MIDOOBI KARTO HAL SHAY OO AH MAAMUL FEDERAAL AH AWDALSTATE,KHATOUMO STATE IYO SNM...
JIMCA WANAAGSAN HAWRAAR SAN NABAD IYO CAANO WAXAN BAAQ U DIRAYAA ODAY DHAQMEEDYADA SOMALILAND CULIMADA DIINTA IYO XILDHIBAANADA INTA DHAWORSOON EE SHACABKU U...
Waxaan awoodaa in aan noloshayada kala soo dhex baxo laba dab dhaxdood 1- midi waa adiga oo muslin sheegaynay hadan...
Dooda saami qaybsiga ayaa ah mida ugu weyn ee Somaliland wakhtigan haysata, caqabadna ku noqon kara hanaanka diimuqraadiyadeed ee bilaabmay...
Caruuri meel ay joogto iyo wax ay cunaano iyo meel lagu cuno toona war iyo wacaal uma hayo, isaga iyo...
MARAKA HORE WAXAN LA HADLAYAA INTA CAQLIGA U EHELKA AH EE SOMALILAND WAXAN LEEHAY BAL U FIIRSADA UMADAN CAQLIGA IYO...
Warbixin ay qortey hay'ad caalami ah ayaa Kiiniya ka dhigtey wadamada ugu weyn ee wax ka gaysta hawlaha qaramada midoobey...
ALAQABAY AFKANA WAA YAQAAN WAANA KA AGNAAN. WAXAAN MEESHA QABANEYEN AFKAA LAGALA MAAGAA. WAXAY RAG SIYAASIYIIN ISKU SHEEGAYAA BERYAHAN CAADAYSTEEN...
Dhamaan Dadka Degan Waddanka Switzerland waxa la Ogaysiinayaa 17/09/2016 inay Hobolada Miisaanka Maamuuska iyo Martabada sare leh ee Kala ah...
Madaxda ka qaybgalay shirka IGAD ee ka dhacay Muqdisho waxay qalinka ku duugeen midnimada iyo isku duubnaada dhulka Somaliyeed min Lawacado...