Monday, June 3rd, 2024
header










Meta







Hinda Jama Gaani oo ku guul daraystay inay garab ay Kulmiye kula gor-goortanto samayso by Abdi Mustafe

Hinda Jamac Gaani oo ka tirsanayd saraakiisha xisbiga Waddani ee gobolka togdheer ayaa ka diday isbahaysigii ku soo biiray xisbiga Waddani oo beryahanba dibad yaal ahayd.
Hinda waxay isku deyday inay samayso garab ay kula baayac tanto xisbiga Kulmiye hase yeeshee way u suurta geli weyday oo qofka keliya ee sidaa ku taageersani waxa weeye safiirki Waddani u fadhiyey Australia oo adeer keed ah.
Hinda oo ka tirsanaan jirtay xisbiga Kulmiye waagii hore oo markay ka baxday aad u dhaleecayn jirtay ayaa doon-doonaysa weji ay kula noqoto xisbiga Kulmiye oo isna laga soo sheegayo inay yidhaahdeen kol hadaanay taageera yaal wadan wax faaiida ah oo ku jirta Hinda ma jirto.
Lana fili maayo in xisbiga Waddani qudhiisu uu xiiso badan u qabo inay Hinda ku soo noqoto kol haday xayn daabkii xisbiga dibada uuga baxda oo af-lagaadooyin badanina ka yimaadeen.
Hinda waxay is tidhi naqshadii isbahasigii Kulmiye oo kale samee oo xil kaga doono Kulmiye laakiin dirida ayay ku dhacday oo waxay weyday meel ay Waddani ka fur-furto iyaduna sidaas bay labadii xisbiba ku seegtay.

Qofka aan daacada ahaynimeela kuma guuleysto. Maxay Hindi ku keentay la igalama tashan ku soo biirista isbahasigu ay Waddani ku soo biireen ileyn Gudi baa xisbiga Waddani u saaray markii garabkii Kulmiye ka soo jabay ay ku soo biirayeen oo iyaguna gudi bay soo dirteen hadaba halkay Hinda ka soo geli kartaa??? Hinda guul-daro waa u kow ileyn diiday xisbiyadiiye.

Abmustafe123@gmail.com

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...