Waxa maalmahan kabihii ka dhamaadeen horjooge Qoor Qoor iyo labada gudoomiye barlamaan ayagoo isku dayaaya inay gunti giijiye u sheegaan...
Faalooyinka
Waxa deegaanada dawlada Somali galbeed si xawliya uga socda ololaha doorashada, waxase dad badan is weydinayaan ma dhici kartaa doorasho...
Ismaaciil Cumar Geele ayaa si qaawan u farogeliyay siyaasada gudaha ee dal aanu noolan karin la'aantiis. Fadhiid Ismaaciil Cumar Geelle...
Sidii gunti giijiye Rooble uu u tagay London shir ay ku tilmaantey safiirka Ingiriiska u fadhiya teendhada Xalane ayaa isku...
Waxa maalinta beri ah jaamacada Camuud ee duleedka Boorama ka qalin jabin doona kumanaan arday ah oo ka baxaya kuliyadaha...
Madaxweyne Farmaajo wuxuu eryi karaa jar iska xoore Maxamed Xuseen Rooble laakiin ilaa hadda wuxuu la yimi dulqaad dheeraada oo...
Ilaa markii dawladii dhexe ee dalku xukunka dalka ka tagtey, ayadoo awood u leh inay hilfaha u qaado ururadii qabilaga...
Waxa hadda soo afjarmay khilaaf uu abuurey wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble kadib markii uu xalay saqdhexe soo saaray warqad...
Maxamed Xuseen Rooble oo maqaayad ku haystey dalka Iswidhan ayaa waxa raiisal wasaare u magacaabay madaxweyne Farmaajo waxase muuqata in...
Kadib hadalkii wasiirka koowaad uga hadlay arinta gabadha Ikraan Tahliil ee sirdoonku sheegay inay dileen dhiigmiiratada shabaab, waxa cad in...
Allaha u naxariisto Ikraan Tahliil oo hay'ada sirdoonka ee ay u shaqayn jirtey ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA...
Somaliya intii dawladnimada u jirtey waxa lagu xasuustaa in dhaqaalaheedu aad u kordhayay ayadoo haddana lacagteeda ugu badan gelisay sidii...
Turkigu wuxuu yimi Somaliya muddo hadda laga joogo 10 sano ku dhawaad xilli dalka uu ka socday dagaal ayna ugu...
Ninka mashruucan dugsiga hoyashada ee Abaarso hirgeliyay wuxuu na leeyahay waxaan hirgeliyay hal booqasho oo aan ku imi Hargeysa maadaama...
Waxa maanta caasimada Kaabuul ka baxay madaxweynihii dalkaasi ayadoo gebi ahaanba ciidankii dalkaasi lahaa aanu dagaalamin ee ay hubkii iyo...
Waxa mardhow ciidanka Afqaanistaan ka carareen magaalada afraad ee ugu weyn dalkaasi ee Masaari Shariif ee ku taala Waqooyiga qaasatan...
Kadib shirkii wasiirka koowaad ku tagay London ee uu kula kulmay madaxweynaha Kiiniya garwadeena ay ka ahaayeen Ingiriisku waxa jirey...
Somaliya waxay kow ka ahayd wadankii u horeeyay ee Muslim ah ee gaalo isugu tagto markii xoog looga soo saaray...
Waxa dhawaan ciidan uu leeyahay Somali galbeed oo ka tirsan ciidanka dawlada dhexe ee Itoobiya loo qaaday aaga Tigreega oo...
Jidda waxay ahayd weligeedba albaabka laga galo xaramka Makka iyo Madiina. Waxay ahayd magaalo xeebeed aan deked lahayn. Dadka magaalada...
Waxa waraysi uu bixiyay ninka lagu magacaabo Barbaraawi uu sheegay inuu diidan yahay in loo istaago calanka maamulka Somalilaan ee...
Waxa muddo usbuuc iyo badh ah ku xidhan jeelka Madheera dhalinyaro haweeen u badan oo u xidhan inay ku labisteen...
Waxaan baryahan la soconaa in ururka argagixisada ee Taalibaan oo Marayanku dib u hubaynayo ay qabsadeen gobolo ka mida Afqaanistaan...
Bare sare oo ak mida jaamacada Camuud ayaa ka hadlay qas lagu wado jaamacada oo uu ku tilmaamay mid looga...
Waxa aad u kordhay baryahan dambe dhalinta bilaabay dhaca moobilada iyo noocyada kale duwan ee tuugada guud ahaan dalka Somaliya....
Waxa shalay la soo faafiyay muuqaal yar oo la sheegay in dhalinyaro ku gubayaan calanka qaranka magaalada Boorama. Haddayba dhacdo...
Maraykanka ayaa cambaareeyay weerar lagu edbiyay Tigreega ku dhifoo ka dhaqaaqda ka wada buuraha gobolka Tigree gaar ahaan kuwa xadka...
Waxa caado noqotey in wakiilka u fadhiya qaramada midoobey Somliya inuu booqdo kolba maamul jufeed, taasina ay tahay farogelin toosa...
Kadib markii Kiiniya ku fashilantey inay la kulanto wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble ayadoo ujeedadu tahay inay kala jabiso dawlada...
Maamulka Axmed Madoobe ayaa markale ka hadlay xasuuqii Kiiniya ka gaysatey gobolka Gedo laakiin hadda eeda ka weecinaya Kiiniya. Masuul...