Hay'adda socdaalka ee dawlada Somaliya ayaa sheegtay inuu markale dib u dhacay bixinta baasaboor Soomaaliga oo mudooyinkii dambe ay jirtey...
Maxaa cusub
Kadib doorashadii xalaasha ahayd ee ka dhacdey maanta magaalada Dhuusamareeb ayaa madaxweynaha Somaliya hambalyo u direy musharaxa ku guulaystey doorashada...
Dhawaan ayay ahayd markii fadhiidka Muuse Biixi u shaqo geeyay Awdal uu diinta caayay kadibna waxa nasteexo u direy culimo...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Dulmi. Muunye ayaa si kedisa ugu soo biirey guriga, waxa warka Laki ku...
Marwada madaxweynaha Somaliya marwo Saynab Cabdi Macalin oo booqasho rasmiya ku joogta Turkiga kadib casuumad loo fidiyay ayaa kulamoa qaadatey...
Culimada gobolka Awdal ayaa ka deyriyay diin cayga badhasaabka Muuse Biixi ee gobolka oo dad badan diintooda ku hor caayay....
Bishii hore ayay ahayd markii dhiigmiiratada xalaashatey dhiigeena ee shabaab ay xasuuqeen in ka badan 70 qof halka dhaawacuna gaarayay...
Wararka ka soo baxaya deegaan ka tirsan Soomaali Galbeed oo lagu magacaabo Laasacaanood oo hoostaga Shilaabo ayaa sheegaya in sadex...
Cuqaal Dhulbahante qaasatan beesha Jaamac Siyaad ayaa ka qayliyay xeer Waraabe ay ula soo baxeen beesha Muuse Biixi oo nin...
Hay'adda nabadsugidda ayaa ku guulaysatey qabashada shabakad argagixiso ah oo u qaabilsanayd khawariijta qaraxyada. Waxa gacanta lagu dhigey waxyaalaha qarxan...
Dawlada Somaliya ayaa xilli dambe oo xeero iyo fandhaal kala dhaceen xaqiijisay in Somali farabadan ku nool yihiin gobolka xaniban...
Siyaasiga xisbiga Wadani Maxamed Aadan ayaa ku qarxiyay badhasaabka Awdal oo xirxirey odayaal Samaroona oo u muuqda in laga aargoosanayo...
Dhawaan ayay ahayd markii booliiska Somaliya sheegay in siyaasi Cabdi Janan oo ka tirsanaa maamulkii hore ee Axmed Madoobe uu...
Waxa dalkaasi Kanada ku geeriyooday abaanduulihii hore ee ciidanka xooga dalka Somaliyeed Jeneraal C/risaaq Khaliif Cilmi oo muddo kooban soo...
Gabdho Jabaaniisa oo booqasho ku tagey xarumo ay ku leeyihiin Maraykanka qaasatan gobolka Somalida soo baxdey ugu badan yahay ee...
Masuuliyiinta caafimaadka ee dalkaasi Itoobiya ayaa xaqiijiyay in dad Itoobiyaana looga shiki qabo inay qabaan cudurka hargabka Shiinaha ee sida...
Shalay ayay ahayd markii raiisal wasaare Xasan Cali uu shaaciyay mashruuc lagu maalgelinayo dhalinyaro Somaliyeed dhamaan gobolada dalka oo ay...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in tirada uu soo ritey cudurka shuban biyoodka ay sii...
Dadweyne ka qaybgalay xaflad aroos oo farxafleh ayaa sheegay in gabadh ay ku geeriyootay intii xatladu socotey. Sida ay Ku...
Diyaarad ilaa hadda aan la garanayn ayaa ku dhacdey gudaha dalkaasi burbursan ee fiqiirka ah ee Afqaanistaan ee ay meelo...
Telefishanka qaranka Somaliyeed ee magaalada Muqdisho oo feedh iyo laad lagu waday mudadii uu hawada ku jirey ayaa hadda yeeshay...
Golaha wasiirada ee dalkaasi Itoobiya oo uu hogaaminaayo raiisal wasaare Cabi Axmed ayaa ansixiyay sharci muddo 60 sanno ah yaalay...
Raiisal wasaare Xasan Cali ayaa sagootiyay askar cusub oo loogu talogalay dabargoynta argagixisada. Ciidankan oo ay Somali tababartey ayaa tababarka...
Wasiirka duulista iyo hawada ee dawlada Somaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa markii ugu horeysay sheegay in dakhliga ka soo...
Saxaafada mamulka Somalilaan ee Muuse Biixi ayaa sheegtay inay rafaad kadib dib u celiyeen Markab ka shaqaynaayay xadhig dhigida internet...
Dawlada Somaliya ayaa ku hanjabtey inay xireyso xarumo lagu tilmaamey kuwo dhaqan celis laakiin inta badan ah xabsiyo dhalinta la...
Ruug cadaa Feynuus Sh Daahir ayaa ka hadashay taxanihii dhamaadey ee Kaaf iyo Kala dheeri iyo qaybtii ay ku lahayd...
Waxa dagaal goos goosa markale dib uga qarxay buulayda gobolka Sanaag halkaas oo ay isku cunayaan dhalinyarta beelaha Isaaq iyo...
Wararka ka imaanaya deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa sheegaya in duhurnimadii manta ay yimaadeen ciidan deegaan taabacsan maamulka Somalilaan...
Waxa aduunku aad uga qaylinayaa cudur cusub oo ka dilaacay gobol ka mida Shiinaha oo calaamadaha lagu garto ay yihiin...