Roomiya adigaa shirqooley Ilhaan Xarago oo gaadhiga jiirsiiyay markaad marayso wadada maxay dadku yiraahaan. Wax kale iska daayoo maraq ayaa...
Maxaa cusub
Danjire Guulwade oo ka mida guddiga maamulka Somalilaan diidey ee madaxweynaha Somaliya u magacaabay ka soo talobixinta sidii loo dhamayn...
Xilli muran cusub ka furmey doorashada maamulka lagu hoogmey ee Galmudug ayaa xildhibaan Shaacir baaq u direy culimada Ahlu Sunna...
Hay'adda nabadsugidda ayaa soo bandhigtey fanaan ka tirsanaa argagixisada dhiigmiiratada shabaab oo u keeni jirey lacag. Ninkan ummada laga qabtey...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay in gabadh 18 jira laakiin hooyadeed ku sheegtay 14 jir oo muddo maqneyd in hadda...
Arbaab Khaysar waa nin aad u culus oo miisaankiisa laga naxayo una dhashay dalkaasi Bakistaan. Waxa lagu yaqaanaa inuu gawaadhida...
Waxay ahayd bishii hore aakhirkeediii markii dhiigmiiratada wahaabiyada argagixisada Shabaab ay gumaadey dadkeena. Intii ay dishey dhaawacii Ka soo hadhay...
Waxa markii ugu horeysay laga bilaabey duulimaadyo toosa magaalooyinka Muqdisho iyo Buuhoodle. Waxa aad u soo dhaweeyay dadka deegaanka oo...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa markale sameeyay magacaayhoose halkaas oo uu isku bedelay agaasimeyaal. Maaha markii ugu horeysay ee uu horjooge...
Cudurka halista ah ee doofaarku keeno ee markii hore Ka dilaacday Shiinaha ayaa hadda Ku gaaray caasimadda Biijiin. Cudurkan oo...
Ciidanka Kiiniya magaalada Laamu ayaa sheegtay inay iska caabiyeen argagixisada Shabaab ee ay heshiiska ku yihiin xasilooni darada iyo sii...
Abwaan Siciid Saalax oo Muqdisho ku sugan ayaa taabtey waayihii wacnaa ee uu soo maray tiyaatarka qaranka iyo qisooyon cajiiba...
Hadaad is lahayd baasaboorada caalamka waxa ugu fiican oo dadka haystaa meelkasta ku tagi karaan bilaa dalku-gal wadamada waaweyn sida...
Maamulka Somalilaan ayaa ka warbixiyay shidaal baaris ka socotey deegaano hoostaga siiba gobolada Togdheer iyo Woqooyi galbeed. Shidaal baarista ayaa...
Wahaabiyada argagixisada ee shabaab oo la ogyahay inay la shaqeeyaan cadowga Somaliya sida wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa weeraray dhaqaale...
Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali ayaa hakiyay nashruuc wadooyinka lagu dhisayo oo wasiirkiisa maaliyada si gaara ula saxiixdey gudoomiyaha gobolka...
Dhiigmiiratada shabaab ayaa bam gacmeed ku tuurey guri ku yaal Muqdisho oo ay lahaayeen dad shacaba. Xilliga bam gacmeedka ay...
Fanaanada ruug cadaaga ah ee Faadumo C/llaahi Maandeeq ayaa daaha ka faydey taariikh cajiiba oo ka mida waayaheedii faneed iyo...
Giriiga ayaa sheegay inuu ciidamo u dirayo Liibiya si ay u taageeraan Jeneraal Khaliifa Xaftar oo Dayib Erduqaan ugu hanjabay...
Waxa la soo gabagabeeyay doorashada gudoomiye ku xigeenka labaad ee maamulka Galmudug. Waxa u tartamay labada musharax ee kala ah...
Kadib weerarkii Iiraan ku garaacday gantaalaha saldhiga weyn ee Maraykanku ku leeyahay Ciraaq ayaa xagjir Taram markiiba sheegtay inaan cidi...
Maamulka lagu hoogey ee Galmudug ayaa maanta doortey afhayeen cusub oo barlamaan xilli la dooran doono horjooge cusub. Maamiladan lagu...
Safiirka Ingiriiska u fadhiya Somaliya ayaa dhexdhexaadin ka bilaabay magaalada Hargeysa halkaas oo Muuse Biixi ku wacad furey inuu doorasho...
Ciidamada Kiiniya ayaa si qarsoodiya ku soo geliyay gobolka Gedo horjooge xigeenkii hore ee maamulkii Axmed Madoobe ee magaalada Kismaayo...
Xildhibaan ka tirsan maamulka Butlaan ayaa saxaafada la hadley sheegayna inuu ka badbaadey dil xilli uubka degay gaarigiisa. Xildhibaankan ayaa...
Xukuumada uu hogaaminaayo raiisal wasaare Medhfidaf ayaa is casilaadeeda u gudbisay madaxweyne Buutin kadib markii madaxweynuhu soo jeediyay isbedel qotodheer...
Maamulka Somalilaan ee magaalada Hargeysa ayaa dil toogasho ah ku fuliyay lix nin oo ka soo kala jeeda gobolada Togdheer,...
Duqa degmada Gaalkacayo qaybta Galmudug ayaa ku qosley xilka qaadis uu soo saaray horjooge Xaaf oo marhore xilka Ku wareejiyay...
Madaxweynaha Turkiga oo si caadiya ugu dhex badaashay dhiiga ka socda Liibiya ayaa ku faanaya inuu la dagaalami doono jeneraal...
Kadib wacad furkii Muuse Biixi (Handaraab) uu ka baxay balankii doorashada ayaa ninkii markii hore u bixiyay Ila meerayso uu...