Waxa caawa magaalada Boorama ka dhacay dil foolxun oo magaaladu ayna u baran. Sida wararku ay sheegayaan wiil dhalinyara ayaa...
Maxaa cusub
Waxa maanta magaalada Berbera tagey safiirka Maraykanka u fadhiya Somaliya iyo milatari uu hogaaminaayo. Ujeedada ayaa lagu sheegay in la...
Inkastoo waqtigu aad ugu yaraa madaxweyne muddo 4 sanno iyo badh dalka soo hogaaminayaay haddana wuxuu isku fuuqsaday ama soo...
Afrikaan ka socda Sinigaal oo Somalidu aqoon xiriirka kala dhaxayn ayaa Ingiriisku barayaa Woqooyga Somaliya si ay riyo been u...
Wasaarada arimaha dibedda Ruushka ayaa u yeertay safiirka Bolan u jooga Ruushka kadib markii safiirka Ruushka u jooga Bolan lagu...
Waxa walaac adduunku ka muujiyay hubka kimikada oo Maraykanku ka caawinaayay Yukrayn ilaa uu Ruushku qabsaday bariga dalkaasi kadibna helay...
Waxa ka bilowday magaalada Muqdisho is diiwaan gelinta iyo shahaado qaadashada musharixiinta madaxweynaha oo la qaban doono 15-ka bisha. Waxa...
Askari gaashaanle ah oo magaalada Hargeysa ku diley gabadh dhalinyaro ah oo mustaqbalkeeda guur isku diyaarinaysa ayaa abaalkiisa la marin...
Ayadoo ay sii kordhayso dilalka loo gaysanayo beelaha Samaroon ee la jaarka ah beesha dhexe waxa doodu ka taagan tahay...
Madaxweynaha Jamhuuriyada ayaa si rasmiya isku soo sharaxay doorashada madaxweynaha wuxuuna dalab u direy xildhibaanada cusub ee la doortey iyo...
Wararka aanu ka helayno xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxdaasi oo sheegata magaca ''beesha caalamka'' ay qorshaynayaan...
Carabta sida Sacuudiga iyo Imaaraadka iyagu waxay bilaabeen inay lacag nagu iibsadaan 2018 markii ay is hayeen Qadar, waase diiday...
Guddiga qaban qaabinaysa doorashada madaxweynaha ee aan la ogeyn inay si sharafa u dhici doonto ayaa soo saaray shuruudo cusub...
Dhaqaalaha Ruushka oo aad sare ugu kacay ayadoo reer galbeedka oo uu horbaadayo Maraykanku ay is lahaayeen dalka dhan lugahaad...
Kulan uu maanta la qaatay safiirka Imaaraadka Carabta afhayeenka barlamaanka ayaa durba waxa soo baxaya inuu aqbalay inuu sii daayo...
Kooxda Xalane ayaa welli diidan in xildhibaanada gobolka Gedo ka qayb qaataan doorashada madaxweynaha kadib markii loo diidey inay ka...
Siyaasi Cali Faarax ayaa si adag uga hadlay xaalada Seemaal ee gobolka Awdal halkaas ciidan beeleed uu wato horjooge Muuse...
Waxa isa soo taraya dilal kordhaya oo uu u dambeeyay nin lagu toogtey deegaanka Gabaraxidh oo u dhow Baki ee...
Waxa loo balansan yahay in doorashada madaxweynaha ay dhacdo 15-ka bishan oo ah maalin Axada. Ilaa hadda go'aan gudoonka cusub...
Kadib markii la doortey guddi ka shaqaysa doorashada madaxweynaha ayaa isla guddigaasi soo saareen jadwalka doorashada madaxweynaha. Gudoomiyaha Cabdiqani Geele...
Madaxweynaha Butlaan Axmed Karaash ayaa sameeyay isku shaandheyn muuqata kadib marki aray sida awooda gobolka ay ugu takrifaleen horjooge Siciid...
Kulankii loo balansanaa maanta ee golaha ayaa qabsoomay ayadoo kooramku u buuxsamay, waxa kale oo fadhiyay golaha shacabka xildhibaano laga...
Madaxweynaha maamulka Butlaan Axmed Karaash ayaa welli wada booqashada uu ugu kuurgalayo hawlaha gobolka siiba Bgobolka Bari halkaas oo musuq...
Madaxweyne Farmaajo oo wareegto ku joojiyay magacaabis uu sameeyay Rooble Baahane. Magacaabistaan ayaa inta badan la sameeyay markii la dhaariyay...
Milatariga Ruushka ayaa soo bandhigey tirada maxaabiis ee ay ku qabteen dagaalka ka socda Yukrayn iyo sida looq qabtey. ''Dhamaan...
Kiiniya oo aad ugu faraxday doorashada Aadan Madoobe ayaa hadda dalbanaysa in si degdega loo doorto madaxweyne cusub. Xildhibaan ka...
Kadib markii ay la wareegeen hogaanka afhayeenka golaha shacabka ayaa Aadan Madoobe iyo labadiisa ku xigeen go'aamiyeen xilliga laysku soo...
Wasaarada gaashaandhiga ee dalkaasi Ruushka ayaa bandhigtey gantaalo lagu garaacay laguna burburiyay hub reer galbeedku siiba Maraykanka iyo dhowr wadan...
Sirdoonka Ruushka ayaa helay sir ku saabsan in Bolan iyo Maraykanku qorshaynayaan inay qabsadaan galbeedka dalkaasi Yukrayn. Bolan ayaa weligeedba...
Madaxweynaha Turkiga Rajab Erduqaan ayaa ka degay Sacuudiga kadib markii ay ka wada heshiiyeen xiisad foolxun oo ka dhacday isla...