Wararka ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in magaalada lagu weeraray dad ka soo jeeda qoomiyada Tigreega oo ku sugnaa gobolka....
Maxaa cusub
Sadex cisho kahor ayay ahayd markii nin ajnabi ah lagu qabtey garoonka Muqdisho oo xilligaa garoonka la galay sunta dadka...
Siyaasi Cali Faarax ayaa kabaha la dulmaray madaxa Jaamacada Camuud Saleebaan Axmed Guuleed oo siyaasigu sheegay inuu farogeliyay arimo aanu...
Sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaan FBI ayaa qabtey sadex nin oo Somali ah oo argagixisadu tigidhka u goysay sida lagu...
Siyaasi qarxiyay in hambadii Kulmiye lagu dul cunayo Boorama. Siyaasi Obsiiye ayaa sheegay in labadii jufo ee Kulmiye hagbada ku...
Kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab ayaa qarax lagu soo xirey gaari ka fulisay agagaarka isgoyska Taleex. Gaariga qaraxa lagu xirey...
Dawlada Somaliya ayaa si adag uga jawaabtey eedayn ka timi Kiiniya oo ujeeda fog leh. Kiiniya ayaa sheegtay in hubkii...
Wararkii u dambeeyay muranka siyaasadeed ee dawlad deegaanka Somalida oo baryahan uu jirey ismarinwaa siyaasadeed. Dhinaca kale amniga guud ee...
Cuqaasha beelaha ISAAQ ayaa taageeray shir DIREED oo Addis-ababa ka dhacaya. Shirkan oo ilaa hadda an la ogeyn cida sida...
Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) muxuu ka yiri inuu laaluush ka qaatey dad masaakiina oo uu burburiyay sandaqidihii ay ku ganacsan...
Warqaddan furani kama iman shisheeye, dawlad diid, mucaarad, siyaasi iyo qof dano gaar ah leh, waxayse ka timid Nasro Cabdirisaaq...
Axmed Madoobe ayaa dhagax dhigey mashruuca lagu dhisayo Kismaayo casriya. Wado aadi doonta Kismaayada cusub ayaa madaxa Jubba dhagax dhigey...
Wararkii u dambeeyay ee aan ka helayno magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Carwo Itko ayaa sheegaya in aagaas ay ku...
Safiirka Indooniisiya u fadhiyi doona Somaliya ayaa dhiibtey warqado hordhaca inta aanu qaabilin madaxweynaha Somaliya. Indooniisiya iyo Somaliya inkastoo kala...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa sheegay inuu soo bandhigi doono tirade dadka shacabka ah iyo kuwa ku jira xisbigiisa ee Muuse...
Wasiirka duulista Somaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo la hadley idaacad shisheeye ah ayaa sheegay in shalay garoonka Muqdisho lagu...
Warar ka soo baxaya Garoowe ayaa sheegaya in halkaas uu ka kacay dab xoogan oo isla dhaliyay khasaare nafeed iyo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho fanaan Cabdulqaadir Bagaag oo mudooyinkii u dambeeyay ku...
Ciidanka difaaca cirka ee Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo Yuhuudu soo gantey xalay saqdii dhexe waqtiga Suuriya. Yuhuuda oo...
Guddi ku hawlan xalinta hanaanka loo marayo qabashada shirweynaha xisbiga dawlada Somali galbeed. Hanaanka shirka loo qabanayo iyo cida ka...
Xiriirka Yuhuuda iyo wahaabiyada Carabta khaliijka ayaa aad u xoogeystay intii wahaabiyad weerarka ku qaaadeen dalka faqiirka ah ee Yaman....
Dhacdadaan ayaa ka soo bilaabatey gudaha Somaliya gaar ahaan deegaanka Hoosingo ee Jubooyibnka halkaas o tagsiiluhu ka,soo qaadey laba nin...
Waxay ahayd maanta markii doon kale oo nooca caaga ah oo ay sarnaayeen in ka badan 160 oo nolol raadisa...
Golaha guurtida maamulka Somalilsnd oo fadhiga ku cuna xoolaha masaakiinta,ayaa markale kotdhisansya mudada hslkii ay ahayd in la kala diro....
Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa sheegay in aan rabin xil uu ka qabto maamulka...
Waxa xawli ku socda weerarka ka dhanka ah argagixisada kooxda gaalaynta Muslimiinta ee shabaab oo varyahan ka socsay goobaha ay...
Waxa welli imaanaya magalada Muqdisho booliis Afrikaana xilli dhalinyarada Somaliyeed cidla taagan yihiin. Waxa ugu weyn ee hareeray horumar la'aanta...
Argagixisadii ugu badneyd ayaa halmar ku dhimatey Jubooyinka. Wararkii u dambeeyay oo aan ka helayno Jubooyinka ayaa sheegaya in weerar...
Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) ayaa ganacsato yaryari sheegeen inuu dhacay. Waxay ku eedeyeen inuu goobihii ay ganacsiga ku lahaayeen cagaf...
Suldaan C/risaaq Koosaar ayaa jawaab kulul siiyay suldaanka Siilaanyo ee Buurmadow oo yasay Boorama sheegayna in aan magaaladaas la geyn...