Ciidanka booliiska magaalada Boosaaso ayaa dadka shacabka ah ka badbaadiyay xasuuq ay Kula kici lahaayeen argagixisada shabaab/daacish kadib markii ay...
Maxaa cusub
Waxaad is weydiin Kartaa markaad maqasho magaca booliis inuu tahay qof ilaaliya sharciga aanan ku xadgudbin muwaadin laakiin sida warbixintan...
Waxa Maanta maxkamada ciidanku xukintey nin sarkaala oo ka tirsan ciidanka nabadsugida oo xaaskiisii hore si xun u diley. Ninkan...
Weriye Cali Seenyo ayaa afka furtey markii Hargeysa oo uu ku dhashay loo diidey. Fadeexadan ayaa dhacdey markii Cali Seenyo...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Siciid Cawad ayaa sheegay in welli Somaliya ay colaad u hayaan wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka...
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay tirada qaxiotiga soo galay deegaanadeeda sanadii la soo dhaafay. Qaxootigaas oo u badan dad masaakiina...
Danjiraha Somaliya u fadhiya Suudaan ayaa la kulmey ehelada wiil lagu diley dalkaasi. Ehelada wiilka la diley oo ka soo...
Nawaaxiga Jowhar oo aad ugu caana beeraha kana soo go'i karaan cunto ku filan dalkoo dhan ayaa hadda dib looga...
Masuuliyiinta Saylac ayaa ka hadley xarun isbitaal oo ay hirgeliyeen. Waa markii ugu horeysay oo la balaariyo isbitaalka magaalada ee...
Rag Imaaraati ah oo ka carooday Muuse Biixi ayaa Hargeysa ka dhoofay. Ragaan ayaa la sheegay in nawaaxiga Hargeysa u...
Dawlada Qadar ayaa dawlada Somaliya,soo gaarsiisay gawaadhida dagaalka ee fudud oo iyaguba ka soo iibsadeen dalalka caalamka. Qadar ayaa ka...
Daraad ayay ahayd markii argagixisada shabaab sheegatay in ay sashay huterl Dusit oo Nayroobi ku gaala halkaana ku xasuuqeen 14...
Odayada C/raxmaan Saylici ayaa u jawaabay odayaal iyo haween Ciise ah oo hanjabaad saxaafada la horyimi kana hadley cabasho ay...
Xisniga Wadani ayaa qarxiyay jabhad kale oo Muuse Biixi ku furantey marka laga reebo mida kale ee Jeneraal Caare oo...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa zBsydhabo boowdey halkaas oo Maanta lagu caleemo saarsyo madsxa cusub ee Koofur Galberd Laftagareen. Waxaana Garoonka...
Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya huteelka Dusit ee shalay ay galeen argagixsada shabaab ayaa sheegaya in mardhow ciidanka Kiiniya...
Maxaan ka ognahay weerar argagixisada shabaab ku qaaday huteel Kiiniya ku yaala. Cabaaro sadexdii iyo badhkii galabnimo xilliga Kiiniya ayay...
Badhasaabka Awdal ayaa Muuse Biixi ka difaaci Kari waayay miisaaniyada uu gobolka ugu cashuurta badan u soo celiyay oo lagu...
Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa waxa sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal kooban oo dhexmaray laba shirksdood oo...
Muuse Biixi oo cabudhin xooga ku haya dadka hoostaga maamulkiisa ayaa hadda xarunta barlamaanka oo aan markii horeba shaqayn ka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley ceyrintii Somaliya laga ceyriyay ergaygii qaramada midoobey u fadhiyay Muqdisho Nikolas Haysom oo qaar ka...
Yuhuuda ayaa ugu dambeyn qiratey inay hub siin jirtey argagixisada Daacish ee joogtey xadka Suuriya Iyo Yuhuuda. Waxa qirashadan sheegay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxay sgeegayaan in koocda gaalaynta Muslimiinta ay qarax ka gaysatey isgoyska Banaadir ee...
Gudoomiyihii reer Awdak ee Faysal Waraabe eryay oo afka furtey. C/naasir Buuni oo sheegay in qoyskiisu wax ku leeyahay maamulka...
Kanada ayaa bishan furaysa barnaamijka waalid-keenida oo u furnasn doona dadka reer Kanada ee haysta dhalashada dalkaas iyo kuwa haysta...
Barlamaanka ayaa ansixiyay xeer ogolaanaya in ajnabi maamuli karo bangiga dhexe ee Somaliya xilli booskaa uu qaban karo shaqsi Somali...
Madaxa cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la wareegay xilka maamulja 5-ta sano ee soo socota. Siciid ayaa garaacay...
Xagjir Trump ayaa u hanjabay Erdogan una sheegay inuu cawsaqib xumo dhaqaale la kulmi doono haddii uu u dhawaado Kurdiyiinta...
Madaxa Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa la kulmey ugaaska guud ee Samaroon Ugaas C/rashiid. Kulanka ayaa ka dhacay qariga ugaasku...
Faysal Waraabe oo eryay gudoomiye ku xigeenkiisa reer Awdal ee Cabdinaasir Buuni. Waxa loo malaynayaa in la eryay isaghoo hore...