Wahaabiyada Sucuudiga oo la khashifay sidey u qariyeen meydka Jamaal Khashowqi. Suxufiga ayaa dilkiisu ka soo wareegtay sadex bilood markii...
Maxaa cusub
Muuse Biixi ayaa nin Oromo ah ku xirey Hargeysa sida ay qoreen wargeysyada magaalada Hargeysa. Maaha markii ugu horeysay ee...
Saraakiil Somali ah ayaa ka qaybgalaya dhoolatus milateri oo ka bilaabay magaalada xeebta ah ee Jiddah ee ay ka taliyan...
Shiinaha ayaa dayax gacmeed u direy qaybta madow ee dayaxa oo aan hore cidi u gaarin ilaa xilligii dalkii la...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri xaqiraadii ninka la yiraa Bulxan oo macalina kana qaybgalay dood lagu sheegay Somaliland...
Boorama oo boqol jirsatey waa barnaamij lagu xusi doono oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyar is xilqaantey. Waxa barnaamijka xuska ka...
Madaxii hore e Puntland Faroole ayaa soo faqay musuqa Cabdiwelli Gaas sheegayna ninkii laga filaayay inu jaamacado dhigo uu lacagta...
Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay wiil socodkiisa matalay uguna daray mishahar la'aan. Waxa sidaas xaqiijiyay xisbiga FAysal Waraabe ee...
Axmed Madoobe iyo Amisom ayaa ku goodinaya weeraro dib u xoreyna oo cadowga looga xoreeyo shacabka dhiban ee ku hoos...
Dawlada dhexe ayaa ansixisay miisaaniyad laga naxo. Miisaaniyada ay dawlada dhexe ee la aqoonsan yahay ku shaqayso ayaa ah mid...
Muuse Biixi waa helayaa mucaarad iyo banaanbaxyo hadduu dalbado. Gudoomiye ku xigeenka sadexaad e xisbiga Wadani oo jawaab kulul ka...
Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley tirada ciidanka ee mishahar qaata oo uu ku sheegay inay hadda jiraan...
Xildhibaan Baar Siciid ayaa ka foolxuma ku tilmaantey miisaaniyada Muuse Biixi loo ansixiyay. Haba yaraatee lagama fekerin cida ay wax...
Cabdiwelli Gaas ayaa Puntland ka mamnuucay shaqaalaha dawlada dhexe waxa uu ku sheegay inta doorashadu socoto. Doorashada maamulka ayaa la...
Ciidan la kala dhex dhigey beelaha Hawiye ee isku dilaya Hiiraan iyo Galguduud. Dagaal socdey maalmahan ayaa maleeshiyo beeleedyo iska...
Argagixis ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab oo sheekh ku dhex dilay masjid ku yaal Baydhabo ayaa xukun ku...
Wasiirka duulista ayaa sheegay in sideed garoon dib u dhis lagu bilaabi doono sanadka soo socda. Wasaarada ayaa hore ula...
Warar dheeraada ayaa ka baxay qarax argagixisadu ka fulisay Beledweyne halkaas oo miino dhulka lagu aasay ay ku qaraxdey gaari...
Carabta ayaa dib ugu yaacaya Suuriya kadib jabkii ka gaaray isku dirka shacabkaas. Shacabka Suuriya oo ahaa dad xadaarad dheerleh...
Wasiirka dhalinyarada Marwo Khadiija Diiriye ayaa shaacisay xilliga la qabanayo tartanka ciyaaraha gobolada dalka inta raaliga ka ah dawlada dhexe....
Dagaal faraha looga gubtey ayaa dhexmaray argagixisada iyo dadka deegaanka tuulada Cadalle ee ka tirsan gobolka Sh Dhexe. Argagixisada oo...
Ururka Samo ee haweenka degmada Quljeed ee Awdal ayaa bilaabey gurigii martida ee degmada. Ururkan oo ah haweenka degmada oo...
Laba siyaasi oo reer Awdala ayaa calaacal la soo hor fadhiistey saxaafada. Labadan siyaasi oo hore ugu ololeeyay Muuse Biixi...
Jarmalka oo masaajida dalkiisa ku soo rogaya cashuur. Sida ay isku raaceen siyaasiyiinta xisbiyada dalkaasi cashuurta ayaa loogu talogalay in...
Jabuuti ayaa biyo la'aan baahsan ka jirtaa maalmihii u dambeeyay. Waana fadeexad weyn oo ku habsatey Ismaaciil Cumar Geelle oo...
Cuqaasha reer Ciise (Samaroon) oo uu ugu horeeyo suldaanka Xaji Miisaan ayaa ka hadley nin gacan u qaaday maayerka Boorama...
Beeralayda deegaanka Idhanka ee Gabiley ayaa ka cawdey wasiirka beeraha ee Muuse Biixi magacaabay ee Axmed Muumin Seed oo lagu...
Argagixisada ayaa fulisay qarax kale oo lagu xirey gaari oo ku qarxay magaalsada Muqdisho gaar ahaan xaafada 1-da Maajo ee...
Maraykanka ayaa ka digey amniga Somaliya guud ahaan. Warbixin ay soo saartey wasaarada socdaalka ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay...
Madaxii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka yaabay roob la'aanta Puntland isagoo sheegay in shan sanno roob ka di'in....