Waxa soo baxaya faahfaahin dheeraada laba qarax oo kooxda gaalaynta Muslimiitntu ka fulisay Muqdisho. Qaraxa hore oo welli la xaqiijinaayo...
Maxaa cusub
Muuse Biixi ayaa madaxweyne Mustafe Cagjar ka codsaday in dib uu uga noqdo xubno Samaroona oo dhawaan ay ka qayliyeen...
Faadumo Siciid ayaa waraysi ku sheegtay inay geed hoostii ku dhalatey. La taliyaha xisiga Wadani ee arimaha dibeda ayaa ka...
Maamulaha kastamka lagu dhaco reer Awdal ee Lawyacado ayaa dad xirey. Mar wax laga waydiiyay dadka lagu xirey Lawyacado ayuu...
Argagixisada Shabaab ayaa dagaal ku iclaamisay kuwa la mida ee Daacish. Labadan kooxood ee gaalaynta Muslimiinta ayaa midba kan kale...
Ruushka ayaa Suuriya kaga guulaystay xulafada Maraykanka Turkiga Sucuudiga iyo Yuhuuda kadib Trump ku dhawaaqay inuu soo celinayo askariisa ka...
Taliyaha socdaalka gobolka Awdal muxuu ka hadley. Taliyaha ayaa ka qayliyay guri xumada haysata ayadoo cabasho badani ka jirto Saylac...
Siyaasi Boobe Ducaale ayaa ka qayliyay shir beeshiisu la gashay Somalida kale. Shirkan oo lagu sheegay wadahadalada dawlada dhexe iyo...
Dawlada cunsuriga ee Denmaak ayaa sheegtay in qoxooti Somali ah oo lumiyay kiisaskooda qoxootimo ay dib ugu soo celin doonaan...
Tirada shirkadaha caalamka ee rajo ka qaba inay dib ugu laabtaan hawada Somaliya muddo 28 sano ah ayaa sii korodhey...
Madaxweyne Farmaajo ayaa xusey maalinta ciidanka booliiska Somaliyeed. Xafladan oo lagu qabtey garoonka kubadda cagta ee Koonis ee magaalada Muqdisho...
Maxay ka dhigan tahay guusha madaxa Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagreen). Waxa muddo laba bilood ay caasimada ku meelgaarka...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa hambalyo direy madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C/casiis Laftagreen oo si xalaala ugu gulaystey doorashada...
Wefdi Somali ah oo ka socda Kiiniya oo booqasho u yimi Hargeysa. Kiiniya ayaa soo dirtey weftiga Somalida ah si...
Masuuliyiinta gobolka Salal ayaa cabasho ka muujiyay xaalada ka jirta halkaasi. Dadka ehelka u ah gobolka ayaa inta badan waxa...
Maraykanka ayaa u soo jeedsadey inuu joojiyo gantaalo Turkigu ka iibsadey Ruushka. Maraykanka oo Turkiga cirka u direy markii ay...
Doorashadii Koofur Galbeed ayaa lagu baxay iyo horjooge cusub oo la doortey. Doorashada maamulka Koofur Galbeed ayaa dib loo dhigey...
Kooxaha gaaleynta Muslimiinta ee Daacish iyo Shabaab oo hub iska furtey. Kooxda ugu taajirsan kooxahan ee Daacish ayaa sheegtay inay...
Dawlada Somaliya ayaa ugu dambeyn mamnuucdey nin gaala oo halis ku ahaa qaranka. Gaalkan lagu magacaabo Matt Bryden ayaa Hargeysa...
Jigjiga ma tuugadaa ku soo korodhey mise booliiskaa hawshiisa gabay. Caasimada Somali galbeed ee Jigjiga ayaa waxa ku sii kordhey...
Amniga magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay xilli doorashadu dhacayso beri kadib markii maalintii shalay ay soo dhamaadeen qudbadaha musharixiinta...
Musharixiinta Puntland ayaa walaac ka muujiyay sida doorashadu u socoto. Madaxa hadda Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay inuu sharaxan yahay, waxase...
Aroos cajiiba haweenay 52 jira oo guursatey 22 jir. Arooskan cajiibka ayaa ka dhacay deegaanka Godinlaba ee gobokka,Galguduud , waxana...
Waa kuma wakiilka Itoobiya u soo magacowdey Somaliland. Kadib markii Itoobiya u yeeratay Tigreegii joogi jirey Hargeysa ayaa dad badan...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmey afhayeenka barlamaanka Maxamed Mursal oo isagu ka dambeeyay magacaabistiisa laakiin hadda uu u...
Dood jilbaha laysku laabtey oo dhexmartey beesha dhexe iyo Somalida inteeda kale. Doodan oo nooceeda hore aan loo qaban ayaa...
Prof Cabdi Ismaciil Samar ayaa fikirkiisa ka dhiibtey xaalad abuurka Baydhabo iyo Muqdisho oo hadda istaagey laakiin mar la isku...
Dadkii Somalida ahaa ee argagixisadu ku xasuuqdey Somaliya oo la helay cid cadaysa cida ay yihiin. Waxa jira meydad badan...
Xisbiga Wadani ayaa ka hadley kulan ay la qaateen Muuse Biixi oo fashilmey intaan afkaba laysla gaarin. Muuse Biixi ayaa...
Madaxweynaha Suudaan ayaa ka caraysiiyay Erdogan oo ay isku urur diimeed yihiin wadaagaana akhwaan Muslimiin iyo Sucuudiga oo ah Wahaabiyada....