Khalkhalka siyaasadeed ee ka jira Ingiriiska oo wax u dhimay lacagaha Somalidu dirto eheladooda jooga dalkooda hooyo. Ingiriiska ayaa muddo...
Maxaa cusub
Wax kama dhawa inta Itoobiya dhoofin doonto saliida gobolka Somalida. Waxa sidaas sheegay wasiirka macdanta dalkaasi oo la hadley saxaafadda....
Xildhibaan sheegay in afhayeenka barlamaanka ka guurey madaxtooyada halkaas oo amnigiisa ay ku ilaalin jireen ciidamo Somali ah iyo Amisom....
Shacab jabiyay amarkii Cabdiwelli Gaas ee ahaa inuu xirayo cidii diidan mooshinka Farmaajo laga keenay ee hadda burburey ayaa isugu...
Xildhibaan Indho indho ayaa been ka sheegay 61 xildhibaan oo Maraykana oo uu yiri waxay rabaan in ay aqoonsadaan Somaliland....
Gorgortankii siyaasadeed ee mooshinka looga keenay Farmaajo ayaa burburey. Xildhibaanada waday mooshinka ayaa ku fashilmey inay keenaan tiro ku filan...
Ku xigeenka madaxa Puntland C/xakiin Camey ayaa ka noqdey dacwad uu ka gudbiyay Cabdiwelli Gaas oo la sheegay inay la...
Wasaarada kaluumaysiga eiyo kheyraadka badda ee Somaliya ayaa bixisay shatiyo kaluumaysi markii ugu horeysay. Kaluunka Somaliya ayaa la daldalshaa waxana...
Mooshinka waxa dabada wada argagixisada kooxda gaaleynta Muslimiinta ee Shabaab. Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa farta ku fiiqey cida wadata...
C/raxmaan Saylici ayaa ka waramay dalxiiskii uu Ingiriiska ku tagey. Saylici ayaa afar qof kaga hortagtey madaarka Ingiriiska ee London,...
Shacabka Garoowe ayaa si lama filaana uga dhiidhiyay mooshin laga keenay Farmaajo oo ay wadaan xildhibaano bil kadib markii la...
Raggii dilaayay Jamaal Khashowqi ayaa la ogaadey halka ay si toosa ula hadlaayeen ilaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee dilku socday....
Banaanbaxyo looga soo horjeedo soo jeedinada waqti lumiska oo ay u dambeysay mid uu qabtey gudoomiyaha barlamaanka kadib markii ay...
Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle ayaa faahfaahiyay sida deynta looga cafinayo dalka. Wasaaradda maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay...
Cawaaqib xumada ka dhalata waxa iska leh gudoomiyaha barlamaanka. Waa hadalkii labada gudoomiye ku xigeen ee barlamaanka Somaliya oo ka...
Haweenka qurbajoogta Awdal ayaa dhagax dhigey guri marti degmada Quljeed. Lama sheegin waxa gurigan loogu baahan yahay iyo cida lagu...
Hogaanka beelaha Makaahiil (Samaroon) ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo shirka. Beelaha Makaahiil ayaa marhore sheegay inay qabsan doonaan shir...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dib u dhagax dhigey dhismihii matxafka qaranka ee magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa bilaabay barnaamijka iskaa wax u...
Muuse Biixi ayaa amar ka soo saaray waxbarashada gaarka loo leeyahay ee sida shinida ugu faafaya magaalooyinkaayagoo ka faaiideysanaya burburka....
Ololaha ka dhanka ah dhibaatooyinka loo gaysto haweenka ayaa lagu qabtey Muqdisho. Waxa goobta ka hadley ururo Somali ah oo...
Colaad muddo dheer ka socotey Taleex oo la soo afjaray. Colaadan waxa ka faaiideystay siyaasad ahaan maamulka Somaliland oo siyaasiyiin...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gaaray kilinka Oromada ee Jabuuti halkaas oo uu ku soo dhaweeyay raiisal wasaaraha Itoobiya...
Ilhaan Cumar ayaa jawaab kulul siisay gaalka weyn ee Erik Jackson oo yiri aqalka cad ee Maraykanka wuxuu noqon doonaa...
Jabuuti ayaa ku guulaysatey tababarka ciidamo booliisa oo Somaliya loo qorey. Ciidankan booliiska ah oo Somaliya loo tababaray ayaa gaaraya...
Cabdiwelli Gaas ayaa loo sheegay war aanu jeclaysan. Kadib markii isaga iyo ku xigeenkiisa Camey soo wada saareen guddi khilaafka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi u direy ehelada saraakiil ku shahiidey weerar argagixiso. Sarakiishan ciidan oo uu ku jirey abaanduulaha gobolka...
Sadex afhayeenadii hore ee barlamaanka ah oo ka soo jeeda Koofur galbeed oo hadda ah mucaarad is biirsadey ayaa ka...
Aargoosiga qabiil ayaa ku soo badanaya gobolka Mudug ayadoo nin xoolo dhaqato ah lagu dily gobolka xalay. Lama garanayo cida dilka...
Madaxweynaha Eriteriya ayaa la filayaa inuu Jabuuti tago kadib wadahadalo hoose oo u socdey iyaga iyo xukuumada Jabuuti kuna aadan...
Wararkii u dambeeyay dad badan oo ku sumoobey deegaan ka mida Puntland gaar ahaan deegaan hoostaga Carmo oo lagu magacaabo...